1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Oo Markab Ku Weeraray Xeebaha Soomaaliya, Shaqaalana Dhaawacay Sabtidii waxaa la sheegayaa in markab kale lagu weeraray xeebaha Mugud ee bartamaha Soomaaliya. Weerarka waxaa uu ka dhacay goob u dhaw magaalada Hobyo halkaas oo tuulooyinka magaalada ku dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciraaq:10 Askari Oo Lagu Dilay Weerar Daacish Geysatay Weerar gaadmo ah oo ka dhacay gobolka Al-ambaar ayaa waxaa lagu dilay 10 ka tirsan ciidamada ammaanka waddanka Ciraaq, halka weerarkaas lagu dhaawacay 20 kale weerarkaan ayaa waxaa geestay ururka…
9 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Taariikhda Guddoonka Guddiyada Golaha Shacabka Oo Dhameystiran Bishan 17-keeda waxaa la soo gabagabeeyay doorashada guddoonka 14-ka guddi ee golaha shacabka uu ka kooban yahay, guddoonka guddiyada golaha shacabka ee baarlamaanka 10aad, waa kooxda ugu badan ee si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo La Xisaabtami Doonta Diyaaradaha Khilaafa Nidaamka Canshuuraha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doono diyaaradaha doonaya inay hareer maraan qaabka canshuur qaadista. Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi wasiiru dowlaha wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda AeroMobile Oo Soosaareyso Gawaari Sida Diyaaradda Camal U Duulaya Shirkadda AeroMobile ayaa waxay sheegtay inay soo saartay gaari nooca diyaaradda camal ah,kaasi oo leh batari qafiif ah kaasi oo u suuro galinayo inuu duulo marka uu soo gaaro wado…
1 daqiiqo Sheeko:War Kala Bar iskuulaadka Ingiriiska oo u Diyaargaroobaya Kordhinta Cufka Ardayga ee Gudaha Fasalka Kala bar iskuulaadka dalka Ingiriiska ayaa u diyaargaroobaya kordhinta cufnaanta ardayda ee gudaha fasalka, sabab lagu sheegay miisaaniyadda waxbarashao ee dalkaas oo in muddo ah iska dhinta sidii hore. Cufnaanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Burcad-badeedda Waxaa Soo Celiyay Abaarta Iyo Gaajada Ka Jirta Soomaaliya Burcad-badeedda Soomaalida ayaa weeraro ka bilaabay xeebaha dalka Soomaaliya kadib markii ay dhowr markab oo ganacsi qabsadeen, arrintaasi waa mid jirto, laakin weli khatar isku ma badalin, sidaasi waxaa axaddii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Lagu Dilay Dalka Yemen Ugu yaraan todobo askari ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay waddanka Yemen, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 15 kale, qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Cadan ee koofurta waddankaasi.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Oo 3 Bil U Qabtay Xaliimo Yarey Soo Gudbinta Qorshaha, Lojistikada, Lacagta iyo Amniga Doorashada 2020 Golaha shacabka ee baaramaanka Soomaaliya ayaa warqad u diray guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Yarey, iyada oo laga dalbaday in muddo 3 bil gudahood ay ku soo gudbiso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2016: Somaliland Oo Soo Bandhigtay Shaxda Dadka La Dilay Iyo Tirada Dhibanayaasha Burcadda, Kufsiga, Shilalka IWM Guddiga Shuruucda, arrimaha garsoorka iyo xuquuqul insaanka ee golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in ay la kulmeen xeer ilaalinta guud kaas oo guddiga warbixin ka siiyay kiisaskii dilalka iyo kufsiga…