2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxaa Jirkaaga Ku Dhacaya Haddii Muddo Bil ah Aad Iska Dhaafto Sonkorta? Warbixin lagu soo daabacay wargeysa “hemsleyandhemsley” ayaa lagu sheegay in faa’iidooyin farabadan oo caafimaad ay leedahay haddii muddo bil ah aad iska joojiso sokorta. Hadaba faa’iidooyinka caafimaad ee laga helo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Suurtagalnimada In Soomaaliya Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof Iyo Cod Ah 2020 Shaki badan ayaa laga qabaa suurto galnimada in afar sano ka dib ay Soomaaliya ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah oo dhammaan bulshada Soomaaliyeed ay ka qeyb galaan, balse…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ololaha Imaaraadka “Soomaaliyeed Dartaa” Oo Lagu Uruuriyay Lacag Dhan 165 Million oo Dirham. Lacag uruurin socotay 6 saac oo muwaadiniinta iyo dadka deggan Imaaraadka uga qeyb qaateen gargaarka Soomaaliya ayaa lagu uruuriyay deeq lacageed oo dhan 165 million oo Dirham. Lacag uruurinta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afghaanistaan: 130 Askari Oo Lagu Dilay Ugu yaraan 130 askri ayaa lagu dilay waddanka Afghaanistaan ka dib markii ururka Daalibaan uu weerar ku qaaday saldhig millatari oo ciidamada Afghaanistaan ay ku jireen. Weerarkaan ayaa waxa uu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Baarlamaanka Oo 3 Bil U Qabtay Xaliimo Yarey Soo Gudbinta Qorshaha, Shuruucda, Lojistikada, Lacagta iyo Amniga Doorashada 2020 Golaha shacabka ee baaramaanka Soomaaliya ayaa warqad u diray guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Yarey, iyada oo laga dalbaday in muddo 3 bil gudahood ay ku soo gudbiso…
3 daqiiqo Sheeko:War Adaydu Maxay U Illoobaan Maadooyinkooda Waxbarasho Isla Marka uu Dhamaado Xilli Dugsiyeedku Qof kasta oo naga mid ah waxa uu soo maray xilli uu ilaaway wixii uu soo qaatay sanad ka hor amaba uu lumiyay 90% daraasaddii xilli dugsiyeedkii tagay, arrinkani maaha…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Maamullada Puntland Iyo Galmudug Oo Burcad Badeedda u Midoobey Iyo Burcadda Oo Sheegaya Iney Dalka Difaacayaan Burcad badeedda Soomaalida ayaa noqotay hadal-heynta dunida kadib markii bilihii ugu dambeeyay ay soo bateen afduubka loo geysanayo maraakiibta isticmaala xeebaha Soomaaliya. Hadaba, waxaa la isweydiin karaa su’aallo badan oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Wadda Qorshe Lagu Horumarinayo Garsoorka Iyo Caddaalada Dalka Helitaanka cadaalad iyo garsoor baahsan oo loo siman yahay islamarkaana dhowra xaquuqda muwaadinka goob kasta iyo goor kasta oo la joogo waa baahida ugu weyn ee maanta ka jirta Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya: 52 Qof Ayaan Ka Dilnay Al-shabaab Qoraal ay soo saareen Jimcihii, ciidamada Kenya ee ku howlgala magaca AMISOM ee Jubbooyinka waxaa ay sheegayaan in ay weerar ku qaadeen Al-shabaab ay ku dileen illaa 52 qof halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Qaranka Oo 3dii Bilba Mar Kulmi Doonta Sida uu ra’isul wasaare Xasan Khayre u sheegay golahiisa wasiirrada, madaxda qaranka iyo madaxwenayaasha maamul goboleedyada ayaa la isku afgartay in ay kulmaan 3dii bilba mar. Go’aankan waxaa lagu gaaray…