1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mucaaradka Oo Ka Walaacsan Lacagta Doorashada Mucaaradka maamulka Somaliland ayaa wal-wal ka muujiyay dib-u-dhaca soo xareynta lacagta doorashooyinka maamulkaasi. Xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo UCID ayaa ka digay in dowladda Somaliland ku guul-dareysato soo xareynta lacagta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakaaraha: Suuqa Oo Gubanaya, Waa Marii 3aad Sanadkan Waxaa goordhaw dab Ku bilowday qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha. Dad degan xaafadda Black Sea oo LA hadley ayaa Goobjoog News waxaa ay sheegayaan in shacab badan Ku sii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle: Gurigeyga 24 Saac Garaam Lagama Cunin Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta booqday degmada Buulbarde ee gobolka Hiiraan, waxaana la socday golihiisa wasiirrada iyo taliyihii hore ee AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Ceelasha Shil gaari oo khasaaraha geestay ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka ceelasha biyaha, shilkan ayaa waxaa sababay ka dib markii ay isku dhaceen labo baabuur oo gadiidka dadweynaha ah, taas…
5 daqiiqo Sheeko:War 10 Caado Oo Hal-Abuureyaasha Ganacsi Ee Guuleysta Ay Ka Wada Simanyihiin Qof walba waxa uu jecelyahay inuu hormar ka gaaro wax walba oo uu ku howlanyahay haddii ay ahaan laheyd goob-shaqo ama hal abuur uu la yimid. Iyada oo ay sidaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Dr. Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka: Waxaa ay dhalatay 1959, Waxaa ay ku dhalatay Baardheere., dhanka waxbrashada 1979-1983: Jaamacadda Umadda, Kuliyadda Daawada iyo Qaliinka. 1986: Siminar, Jarmalka ee Parlin Uviversity, Intii…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkad Turki Ah Oo Qad Tareen Oo Casri Ah Ka Dhiseysa Bariga Afrika. Shirkad dhismaha ka shaqeysa oo laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Yapi Merkezi ayaa war-saxaafadeed ku shaacisay in Bariga Afrika ay ka dhiseyso qad tareen oo casri ah. Waxaana…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qaabka Madaxda Ugu Heshiisay Dhismaha Ciidamada, Tirada, Isku Dhafka, Tababarka Iyo Mishaarkooda Kulan ay madaxda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Muqdisho 15-16-kii bishan, waxaa looga hadlay dhismaha hey’ado amni qaran. Sida ku qoran qoraal ama Documenti hor dhac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Saldhigga Berbera Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay mooshin ka dhan saldhigga Berbera oo horyaallo baarlamaanka Soomaaliya. Moowshinkan oo ay wadaan mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayuu sheegay in aynaan xaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qandaraas La Siiyay Shirkadda SKA Shirkadda SKA ayaa la siiyay qandaraaska dhisme laga fulinayo ilaha dhaqaale ee magaalada Berbera ee waqooyiga Soomaaliya, guddoomiyaha xibsiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo arrintaasi ka hadlay waxaa uu sheegay…