1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Oo 89.8 Million Oo Dollar Ku Maalgelin Doona Soomaaliya Abu Dhabi: Sanduuqa Hor-u-marinta Abu Dhabi ayaa sheegay in AED330 million ($89.8 million) oo Lacag hor-u-marineed ah uu siin doono Soomaaliya. Lacagta Sanduuqan waxaa lagu maalgelin doona arrimaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koonfurta Suudaan: Shaqaalaha Qaramada Midoobay Oo La Sii Daayey Qaramada midoobay ayaa sheegtay in 16 ka mid ah shaqaalaheeda oo horay ay u afduubteen kooxo ka tirsan mucaaradka koofurta suudan la soo daayay, shaqaalahaan ayaa waxaa la afduubtay iyaga…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Magacyada Guddoonka Guddiyada Golaha Shacabka Oo Dhameystiran Bishan 17-keedii waxaa la soo gabagabeeyay doorashada guddoonka 14-ka ah ee guddiyada golaha shacabka uu ka kooban yahay, waa illaa 14 guddi oo mid weliba uu leeyahay guddoomiye, goddoomiye ku-xigeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Ganacsiga Galmudug Oo Ceyriyay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga, Labadaba Waxaa Ay La Hadleen Goobjoog Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha dowlad goboldeedka Galmudug Cabdiqadir Cabdullahi Warsame ayaa wareegto uu soo saaray xilka uga qaaday Gudoomiyihii KMG ee Rugta ganacsiga Galmudug Maxamed Cabdullaahi Marteelo, arrintaas uu ninka…
5 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Guddiga Baarista Habraaca Lagu Jaray Gunnada Xildhibaannada Ee Bisha Janaayo 2017 Qoraalkan waa warbixinta guddiga baarista habraaca lagu jaray gunnada Xildhibaannada ee bisha Janaayo 2017-ka, 5 xubin oo golaha ka tirsan ayaa baaritaankan sameysay kadib markii Xildhibaannada ay dacwo ka keeneen…
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Magacyada Guddiga Aqalka Sare Ee Dib U Eegista Dastuurka KMG Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta doortay xubnihii uga mid noqon lahaa guddiga dib u eegista dastuurka KMG ah. Kulanka 25aad ee kalfadhiga 1aad oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Isku Raacay In Xukuumadda Khayre Sharaxdo Heshiiska Berbera Aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo hadda ku shiraya xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa isku raacay in ra’isul wasaare Xasan Khayre iyo xukuumaddiisa laga dalbado in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 12 Askari Oo Ku Dhimatay Diyaarad Kula Burburtay Waddanka Yeman Isbahaysiga carabta oo uu hogaaminayo Sacuudi Carabiya ayaa waxa uu sheegay in 12 askari oo u dhashay waddanka Sacuudi Carabiya ay dhinteen ka dib markii ay diyaarad ciidan ay kula…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Farmaajo Iyo Caqabadaha Barnaamijka Heshiisyada Iskaashiga Cusub Dowladda Soomaaliya waxaa ay isku diyaarisay shirka London, madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada waxaa ay isku afgarteen in la qaato heshiisyada iskaashiga cusub ama waxa beesha caalamka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Alhu-Sunna Oo Maanta Lagu Wada Hadalsiinayo Muqdisho Waxaa maanta lagu wadaa in uu wada hadal uga furmo magaalada Muqdisho maamul goboleedka Galmudug iyo kooxda diiniga ah ee Ahlu Sunna Wal-Jamaaca. Wada hadalka labada dhinac ayaa imaanaya kadib…