1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey iyo Beesha Caalamka Oo Soo Dhaweeyay Dhismaha Golaha Amniga Qaranka Qaramada midoobey iyo beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay dhismaha Golaha Amniga Qaranka kaas oo lagu dhisay shirkii dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Ergeyga qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 15 Ku Dhimatay Duqeyn Ka Dhacday Dalka Syria Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waxaa ka soo gaaray dhaawacyo ka dib markii ay duqeyn ka geesteen diyaaradaha isbahaysiga caalamiga magaalda Derizuur oo ku taallo bariga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha CAF: Waxaan Afhayeen U Noqon Doonaa Kubadda Cagta Soomaaliya, Sawirro Waxa maanta magaalada Muqdisho booqasho ku yimid guddoomiyaha ururka kubadda cagta ee qaaradda Afrika Axmed Axmed, isaga oo la kulmay madaxda dowladda federaalka oo ay ugu horreyso Khadiijo Maxamed Diiriye,…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Taksiga Aamusan iyo Dalka Jabaan Waa Taksi loogu talagalay raaxada qofka rakaabka ah, waxaa soo saartay shirkadda Mayako Tax ee dalka Jabaan Taksiga, midab iyo qaab ahaan kama duwana taksiga caadiga ah, waxaa gudaha taksiga…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 10 Faa’ido Caafimaad ah oo Laga Helo Caleenta Geedka Cambaha Waxaa la ogyahay in cambuhu yahay boqorka Khudaarta, cid kastaana ay ka hesho oo dadka intooda badani ay aad ayay u jecelyihiin, laakiin waligaa ma isweydiisay faa’idooyinka caafimaad ee ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Aminga Gudaha oo Daah-Furay Qalab Cusub oo Lagu Hubinayo Badeecada Dekedda Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xakuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa xarigga ka jaray Xafiis Amni oo qaabilsan inuu baaro waxyaabaha Dekedda ka dhoofaya ama ka soo dagaya in…
2 daqiiqo Sheeko:War Askari Buug Ka Qoray Sababta Aan Loo Baahin Sawirrada Meydka Osama Askarigii dilay hoggaamiyahii hore al-Qaacida Osama Bin Laden, ayaa alifay buug cusub oo uu kaga hadlay dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa iyo sidii ay u fuliyeen howlgalkii Putabad ee gudaha dalka Pakistan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Burcad Badeed Ah Oo La Dilay Kadib Isku Day Afduub Markab Maraakiibta dagaalka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa dilay 2 burcad badeed ah iyaga oo dhaawacay qaar kale kadib markii burcadda ay isku dayeen in ay xoog ku afduubtaan markab…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Erdogan: Shacabka Waxaa Ay Taageereen Isbadallada Dastuuriga Ah Madaxweynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa sheegay in shacabka dalkaasi ay taageereen isbadallada dastuuriga ah ee lagu kordhinayo awoodaha madaxweynaha. Madaxweynaha oo hadalkan ka sheegay shir jaraa’id ayaa intaasi ku daray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Syria: 126 Qof Oo Ku Dhimatay Qaraxyo Lala Beegsaday Ugu yaraan 126 qof ayaa ku dhimatay oo 68 ay yihiin caruur baabuur basas ah oo waday dad laga daad gureynaayay xaafado kamida galbeedka mgaalalda Xalab ee waddanka Syria sida…