2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Turkiga Aftida Kadib: 17 Arrin Oo Isbadallo Dastuuri Ah Ku Iman Doonaan, Akhriso Dadka Turkiga waxaa ay maanta u codeynayaan wax ka badalka dastuurka dalka, aftidan kadib waxaa wax badan iska badali doona nidaamka dowladnimo ee Turkiga. Isbadallada Dastuuriga Ah Ee Turkiga Ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Murashaxiinta Aqalka Sare Ee Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka Oo Lagu Xulay Hab Beeleed Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Soomaaliya, waxaa uu maanta iska dhex saaray 12 murashax, kuwaas oo 5 ka mid ah ka mid noqon doonaan guddiga baarlamaanka 10aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Aqalka Sare Oo Magacaabay Guddiyada Joogtada Ah Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxaa ay ku soo xusheen guddiyada joogtada ah, Kulanka waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: DP World Iyo Heshiisyadii Ay Ku Fashilantay Shirkadda DP World waxaa iska leh xukuumadda Dubia oo ah imaarad ka tirsan Imaaraadka Carabta, waxaa ay maalgeshi ku sameysataa dekado badan oo caalamka ah. Shirkadda DP World waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shacabka Turkiga Oo U Codeynaya Wax Ka Badalka Dastuurka iyo Kordhinta Awoodaha Madaxweynaha Cod bixiyeyaasha dalka Turkiga ayaa maanta u codeyn doona afti “Haa” iyo “Maya” ah oo wax looga badalayo 18 qodob oo ka tirsan dastuurka dalkaasi iyo in uu awoodo cusub…
2 daqiiqo Sheeko:War Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Warbixin Siiyay Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Xeer ilaaliyaha qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta warbixin dheer siiyay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Kulanka waxaa soo xaadiray illaa 35 xildhibaan, waxaana shir…
1 daqiiqo Sheeko:War Gaandhi iyo Cosoble Oo Guddoomiye Ka Noqday Qaar Ka Mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogta ah ee golaha Shacabka. Kulanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Qabadkii Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Sheekh Yusuf Jimcaale Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Sheekh Yusuf Xuseen Jimcaale waxaa xilkan loo magacaabay October 2015-kii. Muddadii uu xilka hayey dhanka nabad-galyada caasimadda su’aallo badan ayaa laga weydiin karaa,…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Nabadeynta Caasimadda (Akhriso) Ra’iisul wasaare Xasan Khayre waxaa uu soo bandhigay barnaamij-ka xukuumadiisa oo ka kooban illaa 9 qodob, kuwaas oo looga hadlay arrimaha amniga, dhaqaalaha, xiriirka arrimaha dibadda iyo arrimo kale. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhibaatooyinka Caafimaad ee Baraha Bulshadu u leeyihiin Caruurta Yaryar Culumo British ah ayaa xaqiijiayay dhibaatada caafimaad ee baraha bulshada u keenaan caruurta yaryar ee adeegsada maalintii wax ka badan 1 saac. Saynisyahanno ka tirsan jaamacadda Sheffield ee dalka Britain…