1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Ku Baaqay In Cuna-qabateynta Hubka Laga Qaado Soomaaliya Golaha ammaanka gaar ahaan Guddiga u xil-saaray cuna-qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa khamiistii sheegay in ay suurogal tahay in yimaadaan Soomaaliya iyaga oo aragtiyo kala duwan ka dhiibtay…
1 daqiiqo Sheeko:War Dr. Fawziya Abiikar Nuur: Dr. Fawziya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka & DaryeelkaBulshada, waxaa ay ka soo jeedaa gobolka Hiiraan. Marwo Fowsiyo, waxaa ay ku dhalatay Jowhar 1960-kii, waxbarashada dugsi hoose/dhexe iyo sare waxaa ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Culumada Sayniska oo Helay Waddo Cusub oo Qofka Looga Soo Saarayo Runta Culumada Sayniska oo cilmibaaris cusub sameeyay ayaa ogaaday in maskaxda oo meelo ka mid ah la taabsiiyo koronto ” aan dhibaato u keenayn”, ay dadka kasoo saareyso runta iyo xaqiiqada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka: Al-shabaab Waa Khatar Nabadda Hortaagan Golaha Ammaanka ee qaramada midoobey gaar ahaan guddiga u xil-saaran cuna-qabateynta hubka ee Soomaaliya Eritrea oo khamiistii kulan ka yeeshay arrimaha labadaasi dal ayaa ka hadlay arrimo badan oo khuseeya…
1 daqiiqo Sheeko:War Hogaamiye Sare Oo Ka Tirsan Daacish Oo Lagu Dilay Magaalda Mowsil Ciidamada waddanka Ciraaq ayaa sheegay in la dilay Cabdullaahi Al-Badraani oo loo yaqaanno sidoo kale Abuu Ayuub kaasi oo ka mid ahaa hogaamiyaasha ugu sarreeya ururka Daacish. Wararka ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ciidamo U Soo Diray Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ciidamo u soo dirtay Soomaaliya, ciidamadan ayaa tababar iyo musaacado kale siin doona ciidamada xoogga dalka. Waa qeyb cusub oo lagu daray ciidamada horay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aannada Ka soo Baxay Shirka Golaha Wasiirrada Shirkii golaha wasiirrada ee khamiista oo uu shir guddoominayey wasiirka koowaad waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah, Amniga Muqdisho: Waxaa laga hadlay qorshaha amniga Muqdisho, iyadoo lala kaashanayo Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaar Ka Mid Guddoomiyeyaasha Guddiyada Joogta ah ee golaha Shacabka Oo La Doortay Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay 3 ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogta ah ee golaha Shacabka. Kulanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 140 Qof Oo Lagu Dilay Muqdisho, Labadii Bil Ee Lasoo Dhaafay Sida ku cad warbixinta aan ururinay Labadii Bil ee ugu dambeysay waxaa dalka si sharci darro ah loogu dilay in ka badan 306 qof halka dhaawaca uu kor u dhaafay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Djibouti Oo Sheegaya In Dekadda Berbera Aaney La Tartami Karin Tan Djabuti, Suuqna Aan Loo heyn Madaxweynaha Dalka Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi dheer siiyay TesfaNews ayaa uga hadlay arrimo badan oo gobolka iyo caalamka ah. Madaxweyne Geelle mar uu ka hadlayey arrimaha Soomaaliya…