2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Muqdishu Amnigeeda U Mari Doona Tillaabo Uu Horay U Sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii ka soo wareegatay markii la aas-aasay ciidanka xoogga dalka Soomaali taasi oo maanta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobo Soomaaliya Iyo Imaaraadka Ka Wada Hadleen Oo Dowladda Federaalka Aaney Shaacin Dhaxal sugaha dalka Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Zaa’id Aala Nahyaan ayaa 10-kii bishan hoyga lagu magacaabo al-Baxr kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hor-kacayo oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Mishaar La’aan Ka Cabanaya Col. Cabdullaahi Nuur oo ka mid ah saraakiisha ciidamada millatariga maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamada millatariga maamulka Galmudug aysan heysan wax mushaar ah, taasi oo uu sheegay inay keeni…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Macluul Ugu Dhintay Deegaanno Ka Tirsan Mudug Iyadoo ay isasa soo tarayso abaarta ka taagan gobolka Mudug ayaa xilligaan waxay qeylo dhaan xoogan ay ka soo yeereysaa maamulka Ceel-dibir oo sheegay in deegaankaas ay 6 qof ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiirka Dowladda Qatar Oo Booqasho Ku Marayo Qaar Ka Tirsan Wadamada Qaaradda Afrika Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamiim Binu Xamda ayaa waxa uu booqasho uu ku tagay waddanka Itoobiya, booqashadaas oo qaadanaysa muddo dhan labo maalmood amiirka ayaa waxaa socdaalka ku wehliya mas’uuliyiin…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Iyo Dhibaatada Maanta Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaaldegaya sanad-guuradii 57-aad ee aasaaskooda, cabsi dateed waxaa xiran isu socodka waddooyinka Muqdisho taasi oo ku tuseysa awoodda ciidanka iyo khatarta dalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yusuf Garaad Oo Blogiisa Uga Hadlay Safarkooda Imaaraadka Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu soo dhigay blog uu leeyahay uga hadlay waxyaabaha ay isku afgarteen wafdiga Soomaalida iyo madaxda Imaaraadka. Qoraalka Garaad waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Ansixiyay Xeer Hoosaadka Golaha Xildhibaannada Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xeer hoosaadkooda kadib in ka badan 15 maalmood ay ka doodayeen. Aqalka sare ayaa xaruntooda isugu yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saaray Kooxda Ay Ku Tilmeen Takfiir Ee Ee Al-saadicuuna Bil-xaq Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay soo saareen maanta waxaa ay shacabka Soomaaliyeed uga digeen kooxda al-saadicuuna Bil-xaq oo ah lagu sheegay Takfiirkii hore oo magac cusub la baxay. Culimada…
2 daqiiqo Sheeko:War Saacadda Big Ben oo Muddo 158 Sano ah Kadib Aan Codkeeda Laga Maqleyn Magaalada London Dadka booqda caasimadda Ingriiska ee London uma suurtogaleyso iney maqlaan codka saacadda ‘Big Ben’ ee bilowga saacad kasta dhawaaqeeda ay magaaladaasi caanka ku ahayd. Saacaddan ayaa muddo 3 sano ah…