3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 10-kan Arrin Haddii aadan La Yaabin, Waa Laguu Yaabaa!! Soomaaliya waxa aad maalin walba arkeysaa arrimo kaa yaabiya, marar qaar waa in la diiwaangeliyo si umadda ugu baraarugto khatarta arrinkani leedahay, waxaa hubaal ah in akhristayaasha ku jiraan qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gashaandhigga Oo Ciidamo U Soo Xiray Tababar Militari Wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdirashid Cabdulahi ayaa ciidamo ka tirsan millatariga dowladda Soomaaliya maanta u soo xiray tababar in muddo ah u socday, tababarkan waxaa bixinayey saraakiil ka tirsan dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Xerada Warshaddii Nacnaca Qof ayaa goordhaw waxaa uu isku miidaamiyay xero ciidan oo taallo degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, saacado kadb qarax gaari oo isna dhacay magaalada. In ka badan 5 askari oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Isbitaalka Martiini. C/qaadir Cusmaan Faarax ayaa la sheegayaa in uu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Miino loogu xiray Gaarigiisa, xilli uu marayay agagaarka Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cilmibaaris Caalami ah: Sigaarka oo Sababtiisa Loo Dhinto 8 Ilbiriqsi Ee Kasta Cilmibaaris caalami ah oo dhawaan soo baxday ayaa sheegaysa in sigaarku uu dilo qof ka mid ah 10 qof oo kasta, 8 ilbiriqsi ee kastana sababtiisa loo dhinto. Daraasaddan oo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Iyo Imaaraadka: 10 Arrin Oo Madaxweynaha Ay Tahay In Uu Kala Hadlo Imaaraadka Carabta Madaxweyne Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa ku sugan dalka Imaaraadka Carabta, labada dhinac ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan arrimo mugdi ah oo bilihii ugu dambeeyay soo kala dhex…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abuukaate Cali Xalane: Shirkado Sheeganaya Inay Leeyihiin Amiirro Ayaa Heshiisyo La Galayaan Maamul Gobaleed Abuukaate Cali Xalane ayaa sheegay in hishiisyada Maamul Gobolleedyada qaar ay la gaareen dowlaada Imaaraadka Carabta ay tahay mid sharci darro ah oo isagoo intaas ku daray in heshiisyada ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidley Ka Sheeganaya Isbaaro Iyo Dhac Ay U Geystaan Ciidamada Dowladda Gaadiidleyda ka shaqeysa inta u dhaxeysa Gobollada Shabeellada hoose iyo Baay ayaa dowladda Fedaralka Soomaaliya waxa ay ka codsadeen in ay wax ka qabato ammaan darida ka jirta wadadaasi. Gaadiidleyda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Caruur Shuban Biyood Ugu Geeriyootay Iyo Bukaanno Kale Oo Isbitaalka Jiifa Iyada oo Isbitaalka guud ee magaalda Kismaayo ay ku jiraan dad horay uu u soo ritay cudurka shuban biyoodka oo ka kala yimid deegaannada ku xeeran magaalda Kismaayo iyo gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin: Dagaallo Ka Dhacay Koofurta Gobalka Sool Faafaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeeysa dagaal khasaaro nafeed geeystay oo ka dhacay koofurta Gobalka Sool ee waqooyiga Soomaaliya. Degaanno hoos yimaado Saaxdheer iyo Dhumay ee Gobalkaa Sool ayaa wali…