2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeed Ka soo Baxay Shirweynihii Deegaanka Puntland. Waxaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland lagu soo gabagabeeyey shirweynihii labaad oo looga arinsanayey arimaha Deegaanka ee Puntland kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Dawlada Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sisi Oo Masar Ku Soo Rogay Xaalad Degdeg Ah Maxaxweyanha waddanka Masar CabdiFitaax Al-siisii ayaa sheegay in waddanka uu ku soo rogayo xaald degdeg ah ka dib markii qaraxyo ay ka dhaceen magaalada Iskandariya ee bartama waddankaasi qaraxyadaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Soomaalida Oo Laga Badbaadiyay Dooni ay Shalay Qafaasheen Howl-gal ay sameeyeen maraakiibta dagaalka ee dalalka Hindiya iyo Shiinaya ayaa maanta waxaa lagu soo furtay markabka OS35 oo shalay sabtidii lagu afduubtay xeebaha gacanka Cadan. Saraakiil Hindiya ayaa waxaa…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Sharciga: Madaxweyne Farmaajo Dalka Ma Gelin Xaalad Dagaal Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in uu iclaaminayo in dalka ku jiro xaalad dagaal, hadalkaasi kadib, dadka inta badan waxaa ay isla dhex-marayeen in madaxweynaha uu dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland oo ka warbixisay kulomo lagaga hadlayay sidii loo fasixilahaa xoolaha Somalida Wasiirka xanaanada xoolaha maamulka Soomaaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir iyo saraakiil ka tirsan wasaaraddiisa ayaa si wadajira waxay uga qeyb galeen shir looga hadlaayay arrimaha caafimaadka xoolaha kaasi oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Sheegatay In Ay Dileen Hogaamiye Ka Tirsan Al-shabaab War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda gaashaandhigga dalka Kenya ayaa lagu sheegay in ciidamada AMISOM ay dileen sarkaal ka tirsan Al-shabaab. Warbixinta waxaa lagu sheegay in Al-shabaab ay soo weerareen saldhig…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamaddda Ciidanka Puntland Oo 5 Qof Dil Ku Fulisay Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa magaalada Boosaaso xukun dil ah maanta ku fulisay shan(5) qof oo ka mid ahaa todobo eedeysane oo maxkamadda la horkeenay. Raggam ayaa la toogtay waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin: Nabadoon Lagu Dilay Yaaq-Bari, Shabeellada Hoose Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeysa dil habeenkii xalay degaanka Yaaq-bari weyne ee Shabeellaha hoose loogu geeystay Nabadoon Caan ka ahaa deegaankaas. Marxuumka dilka loo geeystay ayaa lagu Magacaabi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wax Ka Baro Taariikhda Taliyeyaasha 4-ta Ah Ee Ciidanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii ku dhawaaqay in dalka uu ku jiro xaalad dagaal, arrintan uu ku sheegay shir jaraa’id uu qabtay waxaa uu sidoo kale ka hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:War Daahrog Cusub oo 30 Kun oo Sanno Taariikhda ka hor ah oo Laga Helay Dalka Indonesia Koox culumo cilmibaarayaal ah ayaa helay Jowharado qaali ah oo la adeegsan jiray ilbaxnimadii loo yaqaanno taariikhda horteed “Age Ice” amaba xilligii barafka, muddo lagu qiyaasay 22-30 kun oo sanno…