Qunsuliyadda Soomaaliya Ee Karachi Oo Loo Dhacay, Dadka Laga Kaxeystay Sheeko:Dalka Aroornimadii sabtida waxaa lagu waramayaa in todobo(7) nin oo hubeysan ay dhac u geystay Qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Karach, qunsuliyadda waxaa ay ku taalay, Block 5 Clifton ee magaalada Karachi.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Hoobiyeyaal Ku Soo Dhacay Wadajir Afar qof ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen, sadex kalana ay ku dhaawacmeen hoobiyeyaal ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha degmada Axmed Cabdulle…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Burcad Badeedda Oo Mar Kale Dib u Xoogeysanaysa Muddooyinkii dambe waxaa isa soo tarayay dhibaatooyinka laga muujinaayay in dib u soo xoogeystaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida kuwaas oo dhawaan fuliyay weeraro is xig xigay oo ay ku qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Qiimaha Khudaarta Oo Kor U Kacay Sare u kac ballaaran ayaa laga dareemayaa khudaarta nuucyadeeda kala duwan ee suuqyada magaalada Mugadisho, iyada oo ay yaraadeen wax soo saarka beeraha kadib abaarta dalka ka dhacday. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 11 Suxufi Oo Lagu Xiray Somaliland Afartii Bil Ee La Soo Dhaafay Sida ay khamiistii sheegtay hey’adda xuquuqul insaanka u qaabilsan Somaliland illaa 11 Suxufi ayaa lagu xiray maamulkaas 4tii bil ee lasoo dhaafay. Saxafiyiintaa waxaa LA sheegayaa in 7 ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Dekadda Boosaaso 30 Sano Ku Wareejiyay P & O Ports, 336 Milyan Oo Dollar Ayaa Ku Baxeysa Madaxweynaha maamulka Puntland iyo madaxa shirkadda PCFC ahna sidoo kale madaxa shirkadda kale ee DP World Suldaan Axmed Bin Suleyman ayaa maanta oo ah April 6,2017-ka magaalada Dubai ee Imaaraadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Laamaha Ammaanka Faray In Ay Heegan Galaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ku dhawaaqay in dalka uu ku jiro xaalad dagaal, arrintan uu ku sheegay shir jaraa’id uu qabtay waxaa uu sidoo kale ka hadlay…
4 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ku dhawaaqay in dalka uu ku jiro xaalad dagaal, arrintan uu ku sheegay shir jaraa’id uu qabtay waxaa uu sidoo kale ka hadlay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsulka Yemen: Meydka Dadkii Duqeynta Ku Dhintay Weli Lama Aasin, Dhaawacyadana 7 Halis Ah Ayaa Ku Jirta 17-kii Maarso ee sanadkan, in ka badan 40 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa gantaal lagu dhuftay iyada oo ku sii jeeday dalka Suudaan, falkaasi waxashnimada ah, mas’uuliyadiisa cidna ma…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Sida Looga Jawaabey Abaaraha Dalka Janaayo Illaa Maarso 2017-ka Xaaladda bani’aadamnimo ka jirta Soomaaliya waxa qarka u saarantahay in ay gaarto heer musiibo ah, waxaana sii kordhaya walaaca ah in dhabaha ay ku socoto si wel wel leh ula…