2 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Guddiga Abaaraha Ka hor Akhriyeen Golaha Shacabka Oo Dhameystiran Xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka ayaa ah mid baahsan safmar ah oo buuro, dul iyo bannaanba 637,000km laba jibaaran, taasoo ka dhalatay roobabkii la filaayay 4-tii xilli ee la…
1 daqiiqo Sheeko:War Yuusuf-Garaad Cumar Axmed Yusug Garaad Cumar Axmed, wasiirka arrimaha dibadda: Waxaa uu ku dhashay Muqdisho 1960-kii, waxaa uu ku hadlaa English, French iyo Somali, mudadii u dhaxeysay 1992-2012-kii, waxaa uu ka shaqeyn jiray…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Gobolka Hiiraan Ayaa Sheegay Inuu Ka Qeyb Qaatay Dhib u Dhiska Suuqyada Magaalda Baleweyne. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Hiiraan mudane Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in maamulkooda uu si wanaagsan uu uga qeyb qaatay dib…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyey Mooshin Ka Dhan Ah Heshiiskii Berbera Ee Somaliland Iyo Imaaraadka 20 xildhibaan ayaa maanta golaha shacabka horkeenay mooshin ka dhan ah dalka Imaaraadka iyo saldhigga militari ee ka saxiixday maamulka gooni u goosadka ah ee Somaliland. Xildhibaannada golaha shacabka ee…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Faa’idooyinka Mooska Laga Helo Mooska waxa uu leeyahay faa’idooyin aad u tiro badan, lamana tiring karo faa’idooyinka uu mooska leeyahy halkaana laguma soo koobi karo, waxaa lagu tiriyaa mooska inuu yahy fawaakih hodan ku…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Oo Sheegtay 12 Caqabad Oo Hor Taagan Qabsoomidda Doorasho Qof Iyo Cod Ah 2020-ka Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) oo wareysi gaar ah siisay Goobjoog News ayaa sheegtay caqabadaha hor-taagan in doorasho qof iyo cod ah ka dhacdo Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Suudaan Iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiyaha Oo Ka Heshiiyay Khatarta Uga Imaaneysa Geeska Afrika Ra’iisulwasaaraha dalka Itoobiya Haile Mariam iyo madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Al-bashiir oo shalay galinkii dambe kulan wada jira ah ku qaatay magaalada Adis-ababa ee caasimadda waddankaasi Itoobiya ayaa waxa ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UN-ka: Weerarradii Dhowaa Waxaa Ay Caddeyn U Yihiin Awoodda Burcad Badeedda Weeradada dhowaan lagu qaaday doomaha ganacsiga ee maraya xeebaha Soomaaliya waxaa ay caddeyn u yihiin in ay jirto khatarta burcad badeedda, sidaa waxaa yiri xafiiska qaramada midoobey u qaabilsan Dambiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas : Mashruucani Waxaana uu Wax weyn Katarayaa Kobcinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Dawladda Puntland’ Madaxweyanaha maamul goboleedka Puntland Cabdieli Maxamed Gaas oo talaadadii hadlay ka hor afar uu ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta si uu ugu wareejiyo maamulka iyo maareynta dekadda Boosaaso shirkadda DP…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 58 Qof Oo Ku Dhimatay Weerar Loo Adeegsaday Hubka Chemicalka Ah oo Ka Dhacay Syria Ugu yaraan waxaa ku dhimatay 58 qof halka ay ku dhaawacmeen tobaneeyo kale weerar la aamisanyahay in loo adeegsaday hubka Chemicalka ah kaasi oo lagu weeraray magaalada Idlib ee waqooyi…