Ololaha LoveArmyForSomalia Oo Shirkadda Turkish Airlines Ku Keenay Raashiin Gargaar Ah Sheeko:Dalka Ololaha LoveArmyForSomalia ayaa maanta Turkish Airlines ku keenay illaa 60 tonnes oo gargaar cunto ah, ololaha waxaa sameeyay Jerome Jarre oo ah Faransiis deggan dalka Mareykanka. Shirkadda Turkish Airlines ayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Djibouti Oo Laga Dhisayo Dekad Xoolaha Laga Dhoofiyo Tan Ugu Weyn Bariga Afrika Dowladda DJabuti ayaa wado qorshe ay dekad uga dhisayaan duleedka magaalda DJubouti ee caasimadda waddankaasi, taasi oo loogu talo galay in laga dhoofiyo xoolaha nool, waxaa loo suuq geyn doonnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiraal Faarax Qarre: Wax Ha Laga Qabto Maraakiibta Sharci Darrada U Kalumeysata Guddoomiyaha Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliya ayaa Dowladda ka dalbaday in ay wax ka qabato maraakiibta Iyo doomaha sida Sharci Darada ah uga kalumeysta xeebaha Soomaliya. Admiraal Faarax Qarre, Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda MTN Oo Bixisay Qeyb Ka mid Ah Lacag Ganaax Ah Oo Dowladda Nigeria Ay Dul Saartay Shirkadda isgaarsiinta caanka ah ee laga leeyahay dalka Koofur Afrika, MTN, ayaa bixisay ku dhawaad $100 milyan oo ka mid ah $1.7 bilyan oo ganaax ah oo ay ku soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Aan Dhicin Ee Jaalle Siyaad Oo Talooyin Siinaya Farmaajo, Khayre Iyo Xukuumadda In aad noqoto wasiir-ka aan dhicin ee dowladdii Jaalle Maxamed Siyaad Barre ma aheyn arrin fudud, in aad billad dahabi ah ku hesho dadaalka iyo hor-u-marinta waxbarashada dalka waa arrin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afduubka Maraakiibta Oo Soo Badanaya, 4 Markab Muddo Bil Ah Waxaa xeebaha Soomaaliya ku soo badanaya afduubta maraakiibta, Isniintii keliya waxaa la afuduubtay illaa labo(2) doon, arrintaas oo ka dhigeysa in dib u soo noqoto walaacii laga qabay burcad badeedda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Cabdimaalik Coldoon Oo Maanta Lagu Maxkamadeynayo Hargeysa Wararka aanu ka heleyno magaalada Hargeysa ayaa sheegayaa in maanta lagu wado in maxkamadda gobolka la horkeeno weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon. Coldoon waxaa loo heystaa taageerada Madaxweynaha federaalka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Ka Mid Ah Kooxaha Mucaaradka Oo Lagu Dilay Waddanka Congo Hay’adda laan qeryta Cas ayaa waxay sheegtay in ciidamada waddanka Congo ay dileen 14 ka mid ah kooxaha falaagada ah kuwaas oo ah kuwo gooni goosid ah, kooxahaan ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Ah U Qoondeysay 2017-ka Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta xildhibaannada ka hor akhriyay miisaaniyadda dowladda ee 2017-ka. Mr. Bayle waxaa uu xildhibaannada weydiistay in ay duuduub u ansixiyaan miisaaniyadda…
2 daqiiqo Sheeko:War 13 Dowladood Ee Bixiya Adeegga Waxbarasho ee Ugu Fiican Dunida Shirkadda la yiraahdo InterNations oo ah shabakadda ugu ballaaran qurbajoogga dunida, ayaa sameysay ra’yi uruurin cusub oo lagu qiimeynayo 43 dhinac oo kala duwan, kana mid ah nolosha qurbaha ee…