1 daqiiqo Sheeko:War 50,000 Oo Gawaari Oo Ay Leedahay Shirkadda Ford oo Dib Loogu Soo Celinaayo Suuqa. Shirkadda gawaarida sameysa ee Ford ayaa suuqyadda dib uga soo celinaysa ku dhawaad 52,000 oo gaari kadib Markii gawaaridaas Cilado laga Soo calaamadeeyay. War qoraal ah oo ay soo saartay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Heshiis La Galaya DP World Iyo Dowladda Farmaajo Oo Ka Aamusan Ilo ku dhaw madaxtooyada Puntland ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Gaas uu ku sii jeedo maanta magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka si uu heshiis ula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Miisaaniyadda 2017-ka Oo Maanta La Hor-keenayo Golaha Shacabka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo goordhaw la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in maanta ay sugayaan in la horkeeno miisaaniyadda 2017-ka. Golaha shacabka ayaa xukuumadda ka dhageysan doona miisaaniyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta: “Muhiimaddayda Ugu Horraysa In Ay Tahay in Dardargaliyo Xornimo Hadalka iyo Xoriyadda Saxaafadda Soomaaliya” Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa axaddii goor uu xilka kala wareegayey wasiirkii hore mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay in uu ilaalin doono xuriyadda hadalka iyo xuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Maraykanka Oo Sheegay In Xalinta Hubka Nukleerka Ay Isticmaasho Kuuriyada Waqooyi Uu La Kaashan Doono Shiinaha Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in Maraykanka uu xal u heli doono dhibaatada dhanka hubka Nukleerka, kaasi oo ay isticmaasho Kuuriyada waqooyi isagoo tilmaamay in arintaasi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Muqdisho Waxaa maanta caasimadda aas qaran loogu sameeyay wasiirkii hore ee Dekadaha Dr. Nuur Faarax Xersi oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Saxaafadeed: Weriye Hanad Cali Guuleed, Waa La Helay, Waxaa Uuna La Joogaa Qoyskiisa Goobjoog Media Group ayaa war saxaafadeed ay soo gaarsiisay Goobjoog News uga waran tay xaaladda weriye Hanad Cali Guuleed oo saaka la helay kadib 24 saac oo uu u afduubnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacgsiga Magaalada Afgooye Oo Laga Dareemayo Dhaq-dhaqaaq Yari. Dhaqdhaqaaqa ganacsi ee ka jira magaalada Afgooye ee gobolka shabeelada hoose ayaa waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq aan sidaas u badneyn. Afhayeenka ganacsatada magaalada Afgooye Cali Axmed Hidi oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Trucaller oo Google Heshiis la gashay Waxay sheegtay shirkadda Turucaller inay heshiis la galayso shirkadda Google, si loo hormariyo wadahadallada muuqaalada ah, waxayna ka dhigantahay tallaabo lagu hormarinaayo qaababaka ay macaamiisha ay u wada xiriir lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:War Dr.Cabdiraxman Ducaale Beyle: Xil. Dr.Cabdiraxman Ducaale Beyle: Wasiirka Maaliyadda: Mr. Bayle, waxaa uu ka soo jeedaa Awdal, intii u dhaxaysay 1955 ilaa 1956 ayuu ku dhashay degmada Gabiley oo ka tirsan Gobolka Waqooyi…