1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Iyo Dowladda Soomaaliya Oo Iska Kaashanaya Istaratiijiyad Looga Hortagayo Xagjirka Shir saddex maalmood Daru Salaam, Tanzania uga socday AMISOM iyo hey’adda qaran ee ka hortagga xagjirka, isla markaana ay soo qaban-qaabisay safaaradda Royal Danish Embassy ee fadhigiidu yahay dalka Ethiopia ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddanka Colombia Oo Ay Ku Dhufteen Fatahaado Khasaaro Geestay Waddanka Colombia waxaa ka dhacay fatahaado ay dad ku dhinteen,waxaana soo dumay guryo badan oo ku yaallo Koofur galbeed ee waddankaasi dadka dhintay ayaa waxay gaarayaan 206 qof, halka kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group Oo Cambaareysay Afduubka Hanad Guuleed, Dalbatana Sii Deyn Dhaqso ah War Saxaafadeed ay soo saartay Goobjoog Media Group, oo la soo gaarsiiyay Goobjoog News, waxaa looga hadlay afduubka loo geystay soo saaraha qeybta wararka ee Talefishinka Goobjoog Hanad Cali Guuleed.…
2 daqiiqo Sheeko:War Arday Mareykan ah oo Dacwad u Haystay Madaxweyne Trump oo loo Xukumay 25 Milyan Oo Dollar Garsoore u dhashay dalka Mareykanka oo ka soo jeeda magaalada San Diego, California ayaa Jimcihii 31, March, 2017 soo saaray xukun is afgarad ah oo $25 milayn oo dollar loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhakhaatiir U Dhashay Dalka China oo Dhag ku Beeray Ganac Ko hor Inta aan Booskeedii Lagu Tallaalin Dhakhaatiir u dhashay dalka Shiinaha ayaa ku guuleystay iney dhag ku beeraan gacanta qof bukaan ah oo dhagtiisii ku waayay shil baabuur oo xubnaha jirkiisa qaar uu ku waayay. Jariidada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Jadwalka Doorashada Galmudug Guddiga doorashada maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada madaxtinnimada ee halaasi ka dhici doonta 10-ka bisha. Murashaxiin badan ayaa lagu wadaa in ay isdiiwaangeliyaan maalmaha soo socda si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF: 35,400 Oo Nafaqo Darro Ah Iyo 18,400 Shuban Biyood Ah Ayaa La Daaweeyay , Xaaladdana Waa Ka sii Dari Kartaa UNICEF oo ah Hey’adda qaramada midoobey u qaabilsan caruurta waxaa ay sheegeysaa in labadii bil ee sanadkan ugu horreeyay la daweeyay ama la diiwaan-geliyay Kiisan badan oo ku saabsan nafaqado…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Dambiyada Adduunka Oo Ka Walaacsan Xadgudubyo Ka Dhacay Congo Xoghaya guud ee Maxkamadda dembiyada caalamiga ah haweyneyda lagu magacaabo Fatou Bensouda ayaa waxay sheegtay in maxkamadda dembiyada caalamiga ah ay ka walaacsantahay xadgudubyada ka dhacaya gobolka Kassai ee bartamaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Nairobi Ciidamada Flying Squad loo yaqaano ee dalka Kenya ayaa goordhaw waxaa Nairobi Ku dileen labo qof oo lagu tuhunsan tahay burcadnimo. Wiil Soomaaliya ah iyo mid kale oo Oromo ah,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: In Ka Badan Hal Milyan Oo Soomaaliya Gudaheeda Ku Barakacay Inkabadan Hal(1) milyan oo qof ayaa xiligan ay sameesay abaarta ka jirta Gobolada dalka waxaan dadkaasi intooda badan ka dhammaaday waxa ay heysteen oo ay ugu horeyaan xoolihii ay dhaqanyeen.…