1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: Trump Oo Ogolaaday Qorshe Dagaal Oo Rayidka Wax Ku Noq Karaan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegayaa in uu ansixiyay qorshe lagu xoojinayo dagaalka iyo howl-gallada ay ciidamada Mareykanka ka wadaan gudaha Soomaaliya, gaar ahaan la dagaalanka Al-shabaab. Labo arrin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka: Hadafkeena Ma Aha In Meesha Ka Saarno Bashaar Al-asad Maamulka cusub ee Washington ayaa la sheegay in uu qaadayo waddo ka duwan tii Obama kadib markii uu sheegay in hadafkiisa aanu aheyn in ay meesha ka saaraan Bashaar Al-Asad.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Khayre Oo Kulankii Ugu Horreeyay Yeelatay, Abaaraha Iyo Ka Hortaga Musuqmaasuqa Ayaa Looga Hadlay Golaha wasiirrada federaalka ah oo maanta shirkii ugu horeeyey ku yeeshay Muqdisho ayaa xoogga saaray gurmadka abaaraha iyo ka hortaga Musuqmaasuqa Shirkan waxaa uu imaanayaa maalin uun kadib markii la…
1 daqiiqo Sheeko:War Mahdi Axmed Guuleed Mahdi Axmed Guuleed /Khadar: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen , Waxa uu soo jeedaa Hargeysa, Xubin ayuu ka ahaa guddida doorashooyinka Somaliland 2009-kii, waxaa uu noqday la taliyaha sharciga ee guddida doorashooyinka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoon-yahanno Ka Hadlaya Sida Looga Hortagi Karo Abaaraha Dood ku saabsan abaaraha dalka ka jira iyo sida looga hortagi karo ayaa maanta lagu soo bandhigay Telefishanka Goobjoog. Dooddan oo ay ka qeyb-galeen Cabdi Axmed Baafo wasiirkii hore beeraha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Cudurka Lafaha Iyo Sida Loo Daaweeyo Cudurka Lafaha: waa cudur Asalkiisa uu ka yimaado cudurka loo yaqaano Tiibeyda waana cudur ku dhaca lafaha kala goysyada jirka, qofka uu ku dhacana waa uu jiiseeyaa dadka qaar na…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Carabta: Isra’il Xiriir Waa Na Dhex Mari Karaa Haddii Ay Ka Baxdo Dhulka Ay Qabsatay 1967 Uurka Jaamacadda Carabta ayaa Sheegay Inay Israel la yeelan doonaan xiriir haddii ay ka baxdo dhulk carbeed oo ay qabsatay dagaalkii 6-da maalmood ee 1967 dii Hogaamiyaasha Carbeed ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Ciraaq Oo Geestay Dhimasho Iyo Dhaawac Ugu yaraan waxaa ku dhimatay 15 qof halka ay ku dhaawacmeen 40 kale qarax ka dhacay bar Kontarool oo ay ku leeyihiin ciidamada booliska Ciraaq magaalada Baqdaad ee caasimadda waddankaasi.…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Barnaamijka Xukuumadda Ra’isul Wasaare Khayre Oo Dhameystiran Ra’isul wasaare Xasan Kheyre waxaa uu maanta ku guuleystay in uu golaha shacabka ka helo codka kalsoonida xukuumaddiisa, kadib markii ay wasiirradiisa heleen codadka kalsoonida 224 Xildhibaan oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Soo Jeedisay In Doorashada Galmudug Dib Loo Dhigo Maamul-ka Ahlu sunna ee ka taliya Dhuusamareeb ayaa wax saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay ku talinayaan in la qaato taladii ra’siul wasaare Xasan Kheyre ee aheyd in…