3 daqiiqo Sheeko:War 8 Qodob oo Fure u Ah Helitaanka Wax Akhrin Nacfi Badan Inaad wax kasta iska akhrido, waxay ka dhigan tahay inaad hesho aqoon dusha sare un ah oo aan meel fog gaarsiisneyn, mararka qaar waxaa la sheegaa inaaney jahliga wax dhaamin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran, Isra’il Iyo Argigixisada Waa Ajenadaha Shirka Jaamacadda Carabta Shir madaxeed jaamacadda carabta ee Urdun ayaa maanta la filayaa in looga hadlo faragelinta Iran ku heyso dalalka carabta, dhibaatada ay Isra’il ku heyso Falastiin iyo dhulkeeda iyo waxa loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Syria: Magaalooyin Afar Ah Oo La Daad Gureyn Doono Dadka Ku Nool Wararka ka imaanaya waddanka Syria ayaa waxay sheegayaan in la isla gaaray heshiiska ah in la daad gureeyo dadka ku nool afar magaalooyin oo ga’doodsan ee Syria. Ururka u dooda…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoon-Yahanno: Xiriirka Dowlad Goboleedyada Iyo Dalalka Dariska Ah Waxa Uu Hoos U Dhigayaa Awoodda Dowlada Dhexe Soomaaliya waxa ay qaadatay nidaamka fadraalka ah, kaas oo dalka ka hirgalay, shuruucdiisa dhanka dastuurka ahna ay in badan wali qabyo tahay oo hirgelinteedau u baahan tahay hirgelinta Aftida dadweyne…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Prof. Yaxye Cali Ku Yiri”“Kaalay Oo Maamul Hirshabeelle”, Kuna Hanjabay In uu Dib U Qiimeynayo Xiriirka Dowladda, Magan-geli Doono UN Iyo IGAD Madaxweynaha maamul goboleedka Cali Cabdullahi Cosoble oo wasiirradiisa wehliyaan ayaa mantas shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baladweyn, isagoo oo ka hadlay arrimo badan oo uu sheegay in uu cabasho ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Qaran Abaaraha Oo Deeqo Ka Badan Hal Milyan Oo Dollar Gaarsiiyay Maamul Goboleedyada Guddiga Qaran Ee Gurmadka Abaaraha ayaa soo saaray qiimaga deeqaha ay gaarsiiyeen dhammaan gobollada dalka. Waa wajiga 2aad ee gaarsiinta deeqaha Hadaba, Waxaa Maamullada Loo Gaarsiyay Sida Soo Socota: Magaca…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Ku Jira Fasax Aan Rasmi Aheyn, Una Xayiran Xukuumadda, Xildhibaanno Guddoonka Dhaliilay Golaha Shacbaka oo laga sugayey shaqo badan, isla markaana dhexda uga jira kulamadii kalfadhiga 1aad ee baarlamaanka 10aad ayaa maalmahan iska galay fasax aan rasmi aheyn kadib markii aanu wax…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Si Degdeg Ah Dib U Eegis Ku Sameyanaya Shan Qodob Oo Dastuurka Ah Todobaadkan waxaa golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ka hor dhigay xeerhoosaadka golaha iyada oo lagu taliyay lifaaq kale oo ah in dib u eegis deg deg…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegaya In Dunida Aan Laga Mamnuuci Karin Hubka Wax Gummaada Safiirka Maraykanka ee qaramada midoobay Neky Helly ayaa sheegtay in xiligaan la joogo aan suurtagal aheyn in caalamka laga mamnuuco hubka wax gumaada(nuclear ), hadalkan ayaa waxa uu ku soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Arbacada Ka Qeyb Galaya Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Faraamjo ayaa lagu wadaa in arbacada soo socota uu ka qeyb galo shir madaxdeedka Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya dalka Urdun. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Lubnaan…