1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Qaraxyo ka Dhacay Syria Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 120 kalana way ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay meel ay ku cibaadeystaan dadka shiicada ah oo ku taallo…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Ka Dooday Abaaraha, Ansixiyana Astaanta Golaha Waxaa maanta xarunta aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ka dhacay kulankii 7aad, kalfadhiga 1aad ee golaha iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen 45 xildhibaan oo ka tirsan aqalka. Kullankan waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:War Boqolaal sano Kadib, Abwaanno Saadaalintoodii Ay Run Noqotay Marka laga hadlayo filasho mustaqbal waxa dhici doona saadaalin dhanka cilmiga ah, waxaa inta badan aad caan ugu ahaa culumada ku takhasustay dhinacaa la saadaalinayo, laakiin waxaa jira abwaanno awooday,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka: 20 Milyan Ayaa Khatar Ugu Jira Gaajo, Soomaaliya Ayaa ugu Horreysa Guddoomiyaha Bangiga Adduunka Jim Youn Kim ayaa waxaa uu qoraal uu soo saaray ku sheegay in malaayiin dad ah ay khatar ugu jiraa qaar kalana ay u dhimanayaan gaajo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Dib U Dhaca Doorashada Somaliland Dalalka Denmark, midowga Yurub, Finland, France, Germany, the Netherlands, Sweden, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa niyad-jab ka muujiyay go’aanka guurtida ee ku aadan dib u dhaca doorashadooyinka Somaliland. Beesha Caalamka waxaa ay sheegeysaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Carabta Oo La Wareegayo Dekadda Boosaaso, Saraakiil Puntland Ah Ayaa Xaqiijisay Maxamed Caydiid Jaamac oo ah gudoomiyaha rugta ganacsigaiyo warshadaha Puntland ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in dalka Imaaraadka lagu wareejinayo dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Goobjoog News waxaa ay guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabeyre Oo Loo Doortay Guddoomiyaha Rugta Rugaha Ganacasiga Soomaaliyeed Doorashada Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho. Doorasadan waxaa ka qeyb galay ergo ka socotay todobo rug ganacsiyeed oo dalka ka jira, waxaana doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Jarmalka Ka Dalbaday Gacan Siin Xagga Abaaraha Iyo Dib U Dhiska Ah Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Safiirka Jarmalka u qaabilsan dalalka Soomaaliya iyo Kenya Ambassador Jutta Frasch, xiriirka labada dal iyo arrimo kale ayaa laga hadlay. Madaxweyne Farmaajo, ayaa sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shaqooyin Leh Khatar Dhanka Caafimaadkeedka ah In badan oo khubarada caafimaadka ka tirsan waxay isku waafaqsan yihiin iney shaqada adag ee la qabto wakhtiyada aan munaasabka ahayn ay khatar ku yihiin caafimaadka. Sidaa darteed waxaa jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Iyo Galmudug Oo Ka Wada Hadlay Abaaraha Gobolka Si looga jawaabo abaaraha ka jira Galmudug, waxaa saacadihii la soo dhaafay dhaq-dhaqaaq xoog leh waday madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas Maxamed Xaashi Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug ahana Siihayaha madaxweyne ha Galmudug…