1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Macalin Oo Lagu Afduubtay Xerada Dhadhaab Dabley hubeysan ayaa sadex(3) macalin ka afduubtay Hagadera oo ka tirsan Dhadhaab ee gobolka Garisa, waqooyi beri ee dalka Kenya. Macalmiinta Kenyaanka ah ee la afduubtay waxaa magacyadooda lagu sheegay Isaac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Dad Lagu Soo Qabtay How-gal Ciidan, Waxaa Ku Jira Dad Dil Geystay Howl-gal Ciidamada booliiska iyo kuwa ammaanka ay ka sameeyeen duleedka magaalada Baydhabo ee Koofur Galbeed ayaa dhowr qof oo lala xiriirinayo xarakada Al-shabaab lagu soo qabtay. Xasan Xuseen oo ah…
3 daqiiqo Sheeko:War Cilmibaaris Reergalbeed ah: Islaamka oo Noqonaya Diinta Ugu Ballaaran Dunida Islaamku waa diinta keliya ee ka kobaca badan heerka kororka dadka adduunka, waxayna noqoneysaa diinta dunida ugu ballaaran marka la gaaro sanadka 2070, waa sida lagu sheegay baaritaan ay sameeysay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cilmibaaris Cusub: Guurku Waxa uu Aad Uga Caafimaad Badan Yahay Doobnimada Cilmibaaris cusub oo laga sameeyay guurka ayaa sheegaysa in dadka xaaska ah ay yihiin kuwa ugu caafimaadka badan marka loo eego dadka doobka ah iyo kuwa kale ee garoobka ah,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh. Maxamed Shaakir: Waxaan Xad La Leennahay Puntland Iyo Koonfur Galbeed, Galmudug Kuma Biireyno, Hubna Ma Wareeji Doonno. Hoggaamiyaha maamul-ka gobollada dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in maamulkiisa uu ka taliyo gobollada Mudug, Galgaduug iyo Hiiraan, isagoo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood: Xildhibaanno, Aqoon-yahan Iyo Shacab Ku Talinaya In La Dhiso Xukuumad Tiro Yar Oo Aan Xildhibaanno ku Jirin. Soomaaliya 16-kii sano ee la soo dhaafay waxaa soo maray 9 ra’isul wasaare, Cali Khalif, waxaa uu dhisay xukuumad ka kooban 29 wasaarad, Xasan Abshir 31 wasaarad, Maxamed Cabdi Yusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ku Dhawaaqay In Dalka Ka Jirto Musiiibo Qaran Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta shir-ka heerka sare ee abaaraha ka sheegay in dalka uu ka jiro “ Musiibo Qaran” oo banii’aadamnimo iyo dhibaato heysato dadka ay saameeyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Hanti Ka Badan Afar Milyan Oo Dollar Oo Ku Gubatay Suuqa Khaliifa Ee Bakaara Goobjoog News ayaa maanta tirakoob khasaare hantiyeed u taghay mid ka mid ah suuqyada gubtay ee Bakaaro. Suuq yaraha Khaliifa waxaa uu ka mid yahay goobaha gubtay, waxaa ku dhex-yaallay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka WHO: 12 Nooc Oo Bakteeriyo ah oo Dhibaato Culus Ku ah Aadanaha Ururka Caafimaadk Adduunka ayaa sheegay Isniintii iney jiraa xaalado degdeg ah oo loo baahan yahay in lagu baadigoobo hurumarinta Antibiotics cusub oo lagula dagaalamayo 12 nooc oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Furaya Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta war saxaafadeed uu soo saaray Ku sheegay in arbacada soo socota uu madaxweyne Farmaajo furi doono kalfadhiga 1aad…