3 daqiiqo Sheeko:Dalka 24 Sano Black Hawk Down Kadib, Mareykanka Oo Ciidamo U Soo Diraya Soomaaliya Waaxda difaaca Mareykanka ee loo yaqaano Pentagon ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay kordhiyaan la dagaalinka ururada xiriirka la leh Al-qaacida ee ka howlgala Soomaaliya sidaasi waxaa warbaahinta Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Ka Soo Horjeestay Saldhigga Militari Ee Imaaraadka, Dalbadana In Ay Joojiyaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dalka Sacuudiga Ka dalbaday In Imaaraadka Carabta ay Joojiyaan Saldhigga Militari Ee Berbera. Madaxweyne Farmaajo ayaa boqortooyada Sacuudiga ka dalbaday in ay dhex-dhexaadiyaan Soomaaliya…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Guuleed: 12 Arrin Oo Lagu Xasuusto Madaxweynahii Galmudug Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuled ayaa axaddii is-casilay, sababta waxaa uu ku sheegay sababo caafimaad. Cabdikarim Guuleed, waxaa uu madaxweyne ka ahaa Galmudug tan iyo July 4, 2015-kii,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaale Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Lagu dilay Muqdisho Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu dilay mid ka mid ah shaqaalaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka xafiiska Villa Hargeisa. Cabdiqadir Qaasim (Goon Qaasim) waxaa uu ka tirsanaa shaqaalaha baarlamaanka, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Ciidamada Daraawiishta Oo La Wareegay Xarunta Baarlamaanka Puntland Wararka ka imaanaya Garoowe ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan daraawiishta ay gadiid ciidan ku horgooyay , lana wareegeen xarunta golaha shacabka ee Puntland. Ciidamada ayaa la sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Duulimaadyada Rayidka Ee Soomaliyeed Oo ka Warbixiyay Howlaha Ay U qabtaan Bulshada Guddoomiyaha Guddiga duulimaadka rayidka ah Xasan Xaashi Maxamed oo la hadlay Goobjoog News ayaa waxa uu ka warbixiyay adeegyada ay qabtaan isagoo sheegay in guddiga ay hubiyaan diyaaradaha Rayidka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Qaadacay Xaflad Sanadeedka Weriyeyaasha Aqalka Cad Madaxweynaha dalka Marykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan ka qeyb galeyn xafladda casho sanadeedka taasi oo ay qabsanayaan weriyeyaasha aqalka cad, waxaana la qaban doonaa xafladdaan 29 bisha Abril ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddanka Syria Oo Ay Ka Dhaceen Qarxyo Ay Dad Ku Dhinteen. Magaalada Ximsa ee waddanka Syria waxaa ka dhacay labo qarx oo waaweyn kuwaas oo lala beegsaday xarun amni oo ku taalo magaalada Ximsa. Qaraxyadaan ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqortooyada Sacuudiga Oo Lix Mashruuc Ka Fulin Doonta Soomaaliya Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya ayaa madaxweynaha Soomaaliya u ballan-qaaday illaa lix arrin oo muhiim u ah dowladnimada. Sacuudiga waxaa ballan-qaaday: Kabidda miisaaniyadda Soomaaliya. Dhismaha xarumaha ay Ku shaqeeyaan dowladda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sisinta Oo Laga Dareemayo Dhaqdhaqaaq Ganacsi Oo Weyn Ganacsatada dhoofisa sisinnta ayaa waxay sheegeen inay ka helaan macaash faro badan kuwaas oo xusay inay ka faa’idaan qarash faro badan. Sisinta ayaa waxay ka mid tahay dalagga ka soo…