1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caleemo Saarka Madaxweynaha Oo Saameyn Doona Duulimaadka Aden Cadde Duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ku duulaya gegida diyaaradaha Aden Cadde ayaa la joojiyay 22-ka bishan February 2017-ka sababo la xiriira caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Qoraal ay soo saartay wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Camaara: Wax Dagaal Ah Maanta Kama Dhicin Deegaanka Guddoomiyaha Camaara ee Mudug Yusuf Salaad Maxamed ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in aanu maanta dagaal ka dhicin deegaanka Camaara. Guddoomiyaha waxaa uu arrinkaas ka hadlaya “Wax dagaal ah ama…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Afar Shirkad Oo Adeegga Live-ka Ku Tartamaya, Youtube-ka Ayaa Ugu Dambeeyay Iyadoo oo ay jiraan inay ku faafeen meelaha ay bulshada ay ku xariiraan shabakadu badan iyo taleefoonada casriga ah oo loo yaqaano Ismart phoonka ,ayaa waxay magan galee in badan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 10-Caqabad Oo Farmaajo Ka Hortaagan In Uu Noqdo Madaxweynahii Loo Baahnaa Lix iyo Toban(16)-kii sano ee la soo dhaafay waxaa madaxtooyada(Villa Somalia) soo maray madaxweynayaal badan, marka laga reebo Protocol iyo magac u baxay, ma jirin madaxweyne ku guuleystay soo celinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Duulista Hawada: Farmaajo Waxaa Uu Ballan-qaaday Soo Cellinta Hawada, 23 Sano Lacagteeda In Laga Hadlo Waa Khatar Agaasimaha guud ee hey’adda duulista iyo saadaasha hawada Capt Cabdiwaaxid Cumar Sheekh Axmed oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay kullan dhexmaray hey’adda iyo madaxweynaha cusub ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Walaalkii Oo Lagu Dilay Malaysia Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isniintii dalka Malaysia lagu dilay hoggaamiyaha waqooyiga Kuuriya walaalkiis kadib markii meydkiisa la helay Kim Jong-nam oo 45 jir ah ayaa waxaa lagu dilay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobadda 15-ka Ah Ee Heshiiska Iyo Damaca Waallida Ah Ee Imaaraadka Kula Wareegeen Dhulka Soomaaliyeed 48 saac ayaa ka soo wareegatay tan markii baarlamaanka Somaliland ansixiyeen heshiiska saldhigga Militari uga sameysanayo Imaaraadka Carabta Airportiga magaalada Berbera, Waqooyiga Soomaaliya. Dowladda federaalka ah oo shacabka uga mas’uul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Wasiirro Ah Oo Maamuli Doona Caleemo-saarka Madaxweyne Farmaajo Guddi ilaa 8 xubnood ah ayaa loo saaray qaban-qaabada xafladda caleemo saarka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Guddigan waxaa jira:Cabdullahi Axmed Jamac, Cabdirisaq Cumar Maxamed, Cabdiraxmaan Odowaa,…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Imaaraadka Oo Diiday Inay Ka Hadlaan Saldhigga Militari Ee Berbera, Akhriso Qodobbada Heshiiska Dalka Imaaraadka Carabta ayaa sadex(3) bil gudahood waxaa uu ku guuleystay heshiis 30 sano iyo mid kale oo 25 sano ah in ay kula wareegaan dekadda iyo airportiga magaalada Berbera,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweye Farmaajo: Saxaafadda Xorta Ah Waxaa Ay Muhiim U Tahay Hubinta Isla Xisaatanka Xukuumadda Heerarka Kala Duwan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa bartiisa rasmiga ee Twetter-ka ku ammaanay kaalinta warbaahinta xorta ah ee dalka. Madaxweyne Farmaajo oo jawaab ka bixinayey qoraal ay…