6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Sharma’arke, Farmaajo, Culusow, Tarsan, Ameriko Iyo Murshaxiin Kale Maanta waa maalintii ugu dambeysay ee murashaxiinta madaxweynaha ka hor hadlayaan baarlamaanka Soomaaliya, ilaa 9 murashax ayaa maanta lagu wadaa in ay hadlaan. Murashaxiinta hadlaya waa: Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Ethiopia Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Tagaya Turkiga Madaxweynaha dalka Ethiopia Mulatu Teshome ayaa waxa uu booqasho rasmi ah ku tagayaa dalka Turkiga iyadoo ay booqashdaasi socon doonto 6 -10 bisha febaury , Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Khudbadihii Ciilmooge, Cosoble Iyo Cali X. Warsame Waxaa gellinkii dambe maanta Xildhibaannada ka hor hadley ilaa 3 murashax, kuwaas oo kala ahaa: Cabdulahi Ciilmooge Xirsi, Cabdiqadir Cosoble iyo Cali Xaaji Warsame: Cabdulahi Ciilmooge Xirsi Cabdulahi Ciilmooge, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogheyaga Guud Ee Jaamacadda Carabta Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Maxkamadda Cadliga Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadd Cadaaladda ICJ , kaasoo ay qaadatay ka dib fadhi ay ka yeelatay maalintii Khamiista aheyd iyadoo aqbashay inay kala saarto arrinta badda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Khudbadaha Dr. Cabdinasir, Cabdiraxmaan Cabdishakur, Faroolle Iyo Cadow Gees Waa saaka gelinkii hore xarunta golaha shacabka ka hor khudbeeyay murashaxiinta madaxweynaha Soomaaliya, waxaa ilaa hadda hadley C/naasir Cabdulle Maxamed, C/raxmaan C/shakuur Warsame, C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) iyo C/laahi Cali…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Iyo Waxqabadkii Hore Ee Murashaxiinta Madaxweynaha Ee Maanta Khudbeynaya Waa maalintii Labaad oo murashaxiinta madaxweynaha jamhuuriyadda ay ka hor hadlayaan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Murashaxiinta maanta hadli doona waxaa ka mid ah: Dr. Cabdinasir Cabdulle Maxamed, Cabdiraxmaan Cabdishakur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garsoore Mareykanka Ah Oo Si KMG Ah U Hakiyey Go’aanaddii Trump Xaakim Maraykan ah oo ku sugan magaalada Setela ayaa soo saaray go’aan si kumeel gaar ah loo qaadayo xanibaaddii uu ku soo rogay maaxweyne Trump todobo dal oo badankoodu ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda ICJ Oo Go’aamisey In Horey Loo Sii Wadi Karo Dacwadda Badda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay dacwadii ay la gashay Kenya ee ku saabsanaa arrimaha badda ee la horgeeyay ICJ, waxaana la diidey dhamaan codsiyadii Kenya ee ay ku diidaneed in dacwada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaacir Oo Ku Guuleystay Kursigii Lagu Celiyay Ee Koofur Galbeed Wararka ka imaanaya koofur galbeed ayaa sheegaya in Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed uu ku guuleystay kursiga lagu celiyay ee deegaankaas. Sheekh Shaacir oo helay 34 cod, waxaa uu ka adkaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Cadliga Adduunka(ICJ): Is Afgaradkii Soomaaliya Iyo Kenya Waa Mid Sharci Ah Maxkamadda Cadliga Adduunka(ICJ) ayaa goordhaw ku dhawaaqdeyn in MOU-ga ama is afgaradkii dhex-maray Soomaaliya iyo Kenya ee arrimaha badda uu yahay heshiis loo aqoonsanayo mid sax ah sida uu dhigayo…