1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Magacyada Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Waxaa hadda lagu dhawaaqey guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya, guddiga waxaa uu ka kooban yahay 10 xubin oo aqalka hoose ah iyo 6 xubin oo aqalka sare ah, waxaa dib…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka 10aad Oo Ku Baaqey In La Dhiso Guddiga La Dagaalanka Musuqa Iyo In Xubno Lagu Daro Guddiga Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka 10aad waxaa uu xarunta golaha shacabka ku yeeshey kulanka 3aad ee wada jirka labada aqal ee BFS. Ajendaha waxaa uu ahaa: dhaarin xildhibaanno, hadaljeedinta guddoomiyeyaasha KMG ahaa ee labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Erdogan Oo Safarro Kumarya Qaar Kamida Waddamada Afrika Madaxweynaha dalka Turkiga Receb Dayib Erdogan ayaa waxa uu sheegay in waddankiisa uu ku bixinaayo dadaalo dheeri ah si ay unoqoto qaaradda Afrika u noqoto codka ka qeybgalayaasha bandhigyada caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Markab Hub Sidey Oo Lagu Qabtay Dekadda Kismaayo Ciidamada ammaanka dekadda magaalada Kismaayo ayaa gacanta ku dhigey hub lagu soo qariyey markab kusoo xirtey dekaddaasi, gelinkii dambe ee shalay. Markabkaan oo u rarnaa ganacsato Soomaali ah ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta La Dooranyo(Akhriso Shuruudda) Waxaa maanta kulan wadajir ah xarunta baarlamaanka federaalka ah ku yeelan doona labada gole ee baarlamaanka federaalka ah, golaha shacabka iyo aqalka sare, si loo doorto guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Dalkiisa Ka Saarey Heshiis Ganacasi Oo 12 Dal Kala Dhaxeeyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dalkiisa waxaa uu ka saarey heshiiska ganacsiga xorta ah ee dalalka pacific-ga ee TPP. Madaxweyne Trump ayaa sabab uga dhigey arrinkan iney muhiim u tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn: Haweeney Ka Badbaadey Kufsi Oo Xaaladdeeda Laga Deyriyay Dhakhaatiirka Isbitaalka magaalada Baladweyn ayaa sheegey in Isbitaalka aan wax looga qaban Karin hooyo Soomaaliyeed oo ka badbaadey kufsi balse lala dhacey ilaa 8 Toorey ah. Hooyadan oo Isbitaalka la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Astana: Wajiga Koowaad Ee Wada Hadallada Dowladda Iyo Mucaaradka Suuriya Oo La soo Gabagabeeyey Waxa la soo gabagababeeyay wajiga koowaad ee wadahadllada ka socdey magaalada Astana kuwaas oo xal loogu raadinayo dhibaatooyinka ka jira wadanka Syria. Wada hadallada ayaa la sheegayaa in weli wax…
2 daqiiqo Sheeko:War Cabdi Xaashi Cabdulahi Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah waxaa ay guddoomiye u doorteen Cabdi Xaashi Cabdulahi, Xaashi waxaa uu horey uga tirsanaa baarlamaanka 9aad, isagoo madax ka ahaa guddiga warfaafinta. Cabdi Xaashi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ugu Baaqdey Labaqa Gole Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Wada Shaqeyn Dhexdooda Ah Dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya sida wadamada deeq bixiyeyaasha ah, dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo ururada dowliga ah ee ay Soomaaliya xubinta ka tahay waxaa ay soo dhaweeyeen doorashada…