1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Magacyada Murashaxiinta Guddoonka Aqalka Sare Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa saxaafadda u soo bandhigey murashaxiinta guddoonka aqalka sare. Ilaa 16 murashax ayaa isu soo taagtey xilka guddoonka aqalka sare, labo murashax waxaa ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: 145 Qoys Oo Beeraley Isku Badaley Kadib Markii ay La’deen Xoolahoodii Ku dhowaad ilaa 145 qoys oo ka soo jeeda qoysas xoolo dhaqato reer guuraa oo xoolahoodii intii badneyd ay ku dhaafeen abaarta ayaa dhowaan waxay ku kala ku biireen Beeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senegal Oo Ciidamo Geysay Xaduudka Wadanka Gambia Si Cadaadis Loosaaro Madaxweyne Yahye Jammeh Ciidamada Dowladda Senegal ayaa sheegay in milatariga dowladaha galbeedka ay tallaabo ka qaadayaan Gambia haddii madaxweynaha Gambia uu waqtigiisu dhamaaday uusan aqbalin inuu wareejiyo xukunka, madaxweyne Yahye Jammeh ayaa dhaliilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tareenkii Ugu Horreyay Oo Ka Tagay Shiinaha Ayaa Gaaray London Waxaa markii ugu horreysay si toos ah u tagay magaaalada London Train ka tagagay wadanka Shiinaha waxa uuna ku sii jiray waddada 18 maalmood tani waxay ka mid tahay dadaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Kursi Oo Aqalka Hoose Somalilland Ah Oo Lagu Dooran Doono Muqdisho Ilaa 3 kursi oo ka tirsan kuraasta aqalka hoose ee ka harsan gobollada Waqooyi ayaa lagu dooran doonaa Magaalada Muqdisho. 2 Kursi oo beelaha Ciise ah iyo Hal Kursi oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Senator Jurille: Beesha Daarood Uma Tartameyso Guddoomiyaha Aqalka Sare, Kursigaasi Waa Qoondada Somaliland Senator C/risaaq Xasan Cismaan (Juurille) oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa mar hore meesha ka saarey in uu jiro kullan ay yeesheen beesha Daarood, laguna go’aamiyay in isaga Jurilla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Weerar Lagu Qaaday Bar Contarol Waxaa dhintay sideed(8) ka mida ciidamada Boliska waddanka Masar saddex(3) kalana waxaa soo gaaray dhaawac markii kooxo hubeysan ay weerar ay ku qaadeen bar control ay ku sugnaayeen ciidamada Masar…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Cusub Oo Loo Doortey Aqalka Sare Ee Gobollada Waqooyi 3 Xildhibaan oo aqalka sare gobollada waqooyi ah ayaa maanta lagu doortey magaalada Muqdisho taasi oo ka dhigeysa Xildhibaannada Senate-ka ee Somaliland ilaa iyo hadda la doorey 9 Xildhibaan. Doorashadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 1aad Ee Aqalka Sare Oo Maanta Furmaya, Akhriso Ajendaha Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in maanta oo isniin ah, January 16, 2017-ka uu furmi doono kalfadhiga ugu horreeya ee aqalka sare ama Senate-ka federaalka Soomaaliya. Ajendaha kullanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Oo Faraha Kala Baxey Doorashada 5-tii Kursi Oo La Laaley Guddiga doorashada dadban heer federal iyo heer dowlad goboleed waxaa ay sheegayaan in ay u harsan yihiin 14 kursi, 9 kursi kursi oo aqalka hoose ah iyo 5 kursi oo…