1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ciraaq Oo Xaafado Badan Oo Ka Tirsan Magaalada Mowsil Gacanta Ku Dhigey Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa waxay shaaca ka qaadeen inay soo ceshadeen 80 xaafadood oo ka tirsan magaalada Mowsil kuwaas oo horay ay gacanta ugu hayeen ururka Daacish. Tan iyo markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gaadiidka AMISOM Oo In Ka Badan 5 Rayid Ah Ku Dilay Duleedka Muqdisho Inta la xaqiijiyey 5 qof oo rayid ah ayaa dhimatay tirada 10 ka badanna waa ku dhaawacaney kadib markii gaari AMISOM ay leedahay uu dul-maray gaari caasi(MINI Bus) oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Ceel-Waaq Ku Dhex-maray Ciidamada Kenya Iyo Al-shabaab Dagaal u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo Al-shabaab ayaa ka socda tuulada Laan-qurac ee u dhaw deegaanka Dhamase ee degmada Ceel-waaq. Gawaari ciidamada Kenya ay leeyihiin oo ka timid Dhamase kuna…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga: Hal(1) Million Dollar Oo Maalgelin Ah Ku Badalo Passport Iyo Dhalasho Turkiga Ah Dalka Turkiga oo maalmahan wax badan ka badaley qodobo ka mid ah dastuurka ayaa waxaa sidoo kale la filayaa in isbadal kale ku sameeyaan arrinta la xiriirta jinsiyadda iyo dhalasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Macallim: Kenya Waxaa Ay Soomaaliya U Gashay Damac Ay Ka Leedahay Kheyraadkeeda Faarax Macalim oo ah siyaasi Kenyaan ah, horeyna guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Kenya ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ah looga duubey ka Hadley arrimo badan oo gobolka Waqooyi beri iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Madaxweynnimada Oo Jawaari Iyo Beesha Caalamka Kala Hadley Hufnaanta Doorashada Madaxweynimada. Siyaasiyiinta u taagan qabashada xilka madaxweynennimada Soomaaliya ayaa sabtidii waxaa ay la kulmeen guddoomiyaha Golaha shacabka Sooomaaliyeed iyo qaar ka tirsan wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya. Xubnaha ka socday Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Gurmadka Abaaraha Oo Goordhaw Ka Bilaabanaya Goobjoog Goobjoog Media Group waxaa ay goordhaw bilaabeysaa barnaamijka Gurmadka abaaraha, waxaana barnaamijka marti ku ah: Guddiga gargaarka abaaraha oo ka kooban dowladda, Culimada Soomaaliyeed iyo bulshada rayidka. Hadaba, Dhammaan Ganacsatada,…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Noqon Doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya? Dadka Soomaalida ah, inta badan waxaa ay isweydiinayaa “Yaa Noqon Doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya”? jawaabta waa mid adag, Laakin inta aadan dhihin hebel ayaa ku haboon iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiye Sare Oo Ka tirsan AL-Qaacida Oo Lagu Dilay Yemen Wasaaraddaka gaashaadhigga wadanka Mareykanka ayaa shalay oo jimco ahayd waxay shaaca ka qaaday inay dishay mas’uul sare oo ka tirsan ururka alqaacidda ayna ku dishay duqeyn ka dhacday wadanka Yeman.…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Arbacadii 11-kii bishan, waxaa guddomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah loo doortey Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waa markii 2aad ee uu jagadaasi qabto, oo horey ayuu 4 sano u…