Murashaxiinta Madaxtinnimada Oo Lacag Ugu Yaboohey Abaaraha Dalka Ka Jira Sheeko:Dalka Shir ilaa 12 murashax madaxtinnimo isugu yimaadeen oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa looga hadley arrimo badan ay ka mid yihiin, midnimo dhex-marta murashaxiinta madaxtinnimada, in la taageero dadka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baraawe: Maamulka Oo Amniga Degmada Kala Hadley AMISOM Iyo Ciidamada Xoogga Dalka Maamulka Degmada Baraawe ayaa sheegey in kulan gaar ah oo xoogga lagu saarayey xagga amniga ay degmadaasi kula yeesheen AMISOM iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Gudoomiye Xigeenka Amaanka Maamulkasi Bashir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Uganda Oo Militariga Soomaalida Ka Dalbadey La Wareegidda Ammaanka Dalka General Edward Katumba Wamala oo ah taliyaha ciidamada melitariga ee Uganda ayaa booqasho ku tagey magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose halkaas oo ka mid ah goobaha ay ciidamada Uganda…
1 daqiiqo Sheeko:War Khudbadaha Murashaxiinta Guddoonka Golaha Shacabka Oo La Dhageysan Doono Sabtida Iyo Axadda Guddiga doorashadan golaha shacabka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in araaji qabashada ay soo gabagabeeyeen khamiistii 5tii galabnimo iyaddoo dhageysiga khudbadaha murashaxiinta guddoonka golaha shacabka u qabtey maalmaha sabtida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jalalaqsi: Dad Looga Shakisan Yahay Al-shabaab Oo La Qabtey Ciidmaada ammaanka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku soo dhigay rag looga shakisanyahay iney katirsan yihiin xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Abuukar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka EYL: Doomo Kallumeysi Sharci Darro Ah Oo La Qabtey Doomo si sharci darro ah uga Kallumeysta biyaha Soomaaliya gaar ahaan degmada Eyl ee Gobolka Nugaalk ayaa la sheegayaa in ay sii kordhayaan. Maamulka degmada eyl ayaa sheegay inay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Xaalufin Lagu Haayo Kheyraadka Badaha Soomaaliya Hey’adda cilmi baarista badaha Soomaaliyeed ayaa sheegtay in dalal shisheeye ay xaalufin ba’an ku hayaan kheyraadka ku jira biyaha Soomaaliya. Admiral Faarax Qare oo ah guddoomiyaha hey’adda cilmi baarista badaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhibaateysan Gobolka Gedo Guddiga qiimeynta abaaraha gobolka Gedo ayaa sheegeya iney dhibaato badan heysato qoysas badan oo ka soo cararey abaarta ka jira miyiga Garabahaarey. Gudoomiyaha Guddiga Buraale Ibraahim Xaaji ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Sarkaal Lagu Qabtey Khamri Oo La Xukumey Maamulka Puntland ayaa markii labaad muddo bil waxaa ay gacanta ku dhigeen khamri ay si sharci darro ah deegaanka ku soo geliyay sarkaal ciidanka ka tirsan. Sarkaal ka tirsan ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Liiska Murashaxiinta Guddoonka Golaha Shacabka Oo Gaarey 22 Ilaa 15 Xildhibaan ayaa maanta guddiga doorashada golaha shacabka u gudbisay araajidooda ku aadan in ay u tartamaan xilka guddoonka golaha shacabka ee dowladda federaalka ah. Labo murashax ayaa araajidooda…