2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Taariikhi Ah Oo Galmudug Iyo Puntlnad Ku Dhexmaray Muqdisho Heshiis taariikhi ah oo ay Goobjoog ka ahaayeen madaxda dowladda federaalka ugu sareysa sida madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’isul wasaare Cumar Cabdirashid ayaa maamullada Galmudug iyo Puntland lagu dhexdhigay caasimadda Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare: Mushaarka Xildhibaannada Aqalka Sare Waxaa La Ansixin Doonaa Kulanka Ugu Horeeya Guddoomiyeha KMG Ah Ee Aqalka Sare Maxamed Xuseen Raage oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in xildhibaanna aqalka sare ay ansixin doonaan miisaaniyadda mishaaraadkooda kulanka ugu horeeya…
19 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Soomaaliya 2016 Maanta waa maalinta koowaad ee sanadka cusub ee 2017-ka, qof weliba sanadkii tagay wax ayuu ku xasuustaa, waxaase muhiim ah in sanadkan cusub qof weliba ku qaabilo kana fakiro sidii…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Soo Saaray Go’aammo Ku Aadan Murashaxiinta Doorashada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa go’aanno ka soo saaray doorashada guddoonka baarlaamaanka iyo tan madaxtooyada Soomaaliya. Ajandaha xubnaha baarlamaanka la horkeenay ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Washington Oo Diblomaasiyiin Ruush Ah Ceyrineysa Iyo Kremlin-ka Oo Jawaab Ka Bixiyay Dowladda Mareykanka ayaa Khamiistii u qabatay 72 saac in ay dalkeeda uga baxaan diblomaasiyiin u dhashay dalka Ruush-ka. Arrintan ayaa timid kadib markii lagu eedeeyay raggaasi in ay ku lug…
1 daqiiqo Sheeko:War Cali Xaaji Warsame Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Mareykanka Ay Dadka Dhalashadooda Heysta Uga Digayaan Musuqa Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu soo dhaweeyay go’aan uu sheegay in dalka Mareykanka uga digayaan musuqa dadka heysta dhashadooda. Musharax Cali Xaaji warsame oo haatan ku sugan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Shuruudda Doorashada Guddoomiyeyaasha Labada Aqal iyo Ku Xigeennadooda Mar haddii Talaadadii la doortay Odoyaashii noqon lahaa guddoomiyeyaasha KMG ah ee labaqa aqal iyo dhalinyaradii caawin laheyd, hadda waxaa la sugayaa in aqal weliba uu fadhigiisa gaar-ka ah yeesho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Booliiska Oo Soo Bandhigay Rag Dhaawacyo Gaarsiiyay Mas’uuliyiin Mucaarad Ah Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Cabdulaahi Fadal IImaan ayaa soo bandhigay magacyada laba nin oo lagu tuhunsanyahay inay ka dambeeyeen dhaawacyo kala duwan oo magaalada Hargeysa loogu geystay laba masuul oo…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook Oo Lagu Soo Oogay Dacwo Facebook ayaa lagu ganaaxay lacag dhan $19 bilyan kadib marki ay sameeyeen marrin habaabin inti lagu guda jiray la wareegistoodii whatsApp. European commission ayaa sheegay falka ay ku dhaqaaqday facebook…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Labada Aqal Oo Helay Casuumaadda Maalinta Dhaarinta Qaar ka tirsan Xildhibaannada labada aqal oo la hadlay Goobjoog News waxaa ay sheegeen in ay heleen warqadda casuumaadda, laguna wargeliyay in Taaladada la dhaarin doono. War Saxaafadeed ka soo…