2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farduus Ducaale Oo Ka Tirsan Guddiga Doorashada Ayaa Ka Hadashay Doorashada Aqalka Hoose Ee Somaliland Dr. Farduus Maxamed Ducaale oo xubin ka ah guddiga doorashada dadban ee heer federal ayaa wareysi gaar ah oo ay siisay Goobjoog News uga hadashay halka ay mareyso doorashada aqalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Aden Cabdulle Cusmaan Aden Cabdulle Cusmaan waxaa uu ku dhashay magaalada Baladweyn sanadkii 1908-dii, halka uu waxbarashadiisa ku qaatay magaalada Muqdisho. Sida ay sheegeen aasaasayaashii ururka SYL, Aden Cabdulahi iyo Cabdulahi Ciise waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 4 Xildhibaan Oo Somaliland Ka Soo Jeeda Ayaa La Doortay Waxaa Maanta mar kale Muqdisho ka dhacay doorashada aqalka hoose ee beelaha ka soo jeeda Somaliland. Kursiga hore waxaa ku guuleystay Sahro Cabdqadir Cabdinasir oo helay 48 cod halka Faadumo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Magacyada Xildhibaannada Labada Aqal Ee Galmudug Axaddii, waxaa Cadaado lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee Galmudug, ilaa 36 Xildhibaan ayaa lagu doortay Cadaado. Sahra Cumar Maalin ayaa noqotay Xildhibaankii ugu dambeeyay ee lagu doortay Galmudug,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Turkiga, Qatar iyo Dalal Kale Oo Cambaareeyay Weerarkii Dekadda. Michael Keating oo ah ergeyga xogheyaha guud ee qaramada midoobey ayaa sheegay in ay ka xun yihiin khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho isagoo intaa raaciyay in dadka qaraxaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Qaadacday Doorashada Wasiir Nuux, Guddiga Doorashada Iyo Ugaas-ka Beeshiisa Ayaa Horay U Diiday Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden, Ingiriiska iyo Mareykanka dhamaan waddamadaas iyo hey’adahaasi kala duwan waxaa ay diideen doorashada shalay la sheegay in Xildhibaannimo loogu doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Aqalka Hoose Ee Maanta Puntland Lagu Doortay Doorashada Aqalka hoose ayaa maanta dib uga bilaabatay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, Xildhibaanno ay ka mid yihiin aasaasaha Fagaaraha Saadiq Warfaa iyo haweneyda xuquuqda aadanaha u ololeysa ee Sacdiyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Xayiraadda Sacuudiga Ee Xoolaha Soomaaliya Oo Saameyn Ku Yeelan Doonta Dhaqaalaha Soomaaliya Dalka Sacuudiga ayaa xayiraad KMG ah saaray xoolaha Soomaaliya, saameynta ay arrinkaas dhaqaalaha ku leedahay ayaa kala hadalney qaar ka mid ah madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamullada dalka ka jira.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Djabuti Oo Dhul Maalgeshi Ku Wareejineysa Dowladda Turkiga Dalka Djabuti waxay siineysaa Dowladda Turkiga dhul uu balaciisu yahy 5 Malyan oo Mitre si ay u maalgashadaan taasi oo wax badan ka badali doonta ganacsiga dalkaas. Sanadhii la soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiyada Doorashada Dadan Iyo Ugaaska Beesha Jidle Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Doorashada Wasiir Nuux Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan inta doorashada la socota waxaa ay saaka ku waaberiisteen doorasho la sheegay in Maxamed Cabdulahi Xasan Nuux, wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga magaalada Jowhar loogu doortay Xildhibaan…