1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska 38-da Xildhinaan Ee Lagu Doortay Hirshabeelle Waxaa Magaalada Jowhar Lagu soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee Hirshabeelle, iyadoo halkaas lagu doortay dhammaan kuraastii laga doonayey maamulkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Gambia Oo Diiday In Uu Xilka Wareejiyo, Kuna Baaqay Doorashooyin Cusub Madaxweynaha Gambiya Yaxye Jaamac ayaa jimcihii waxaa uu diiday natiijada doorashada madaxtinimada dalkaasi ee looga adkaaday. Madaxweyne Yaxye waxaa uu todobaadkii hore sheegay in laga adkaaday isla markaana uu xilka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha: Sacuudiga Xiyiraad KMG Ayey Saareen Xoolaha Siciid Xuseen Ciid, Wasiirka xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in dalka Sacuudiga uu si KMG ah u joojiyay dhoofsashada xoolaha Soomaaliya. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dib U Bilaabeysa Doorashada 16 Kursi Oo Aqalka Hoose Ah Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay dhameystirayaan 16-ka kursi ee ka haray 37-da laga sugayo maamulka puntland. Puntland ayaa horay u istaajisay doorashada aqalka hoose,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Martigelisay Kulan Looga Hadlayo Xuduudaha Iyo Degmooyinka Kulan looga hadlayo barashada xuduudaha iyo degmooyinka ayaa waxaa uu maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Haweenka, dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka faa’ideystay duruusta lagu baranayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 11 Ka Mid Kuraasta Aqalka Hoose Ee Somaliland Oo Jimcaha Muqdisho Lagu Dooran-doono, Beelaha La Sugayo.. Waxaa Muqdisho berri oo Jimce ah, Taariikhda ku began tahay 09-Decmber-2016-ka ka dhici doona doorashada aqalka hoose ee Somaliland. Waa maalintii 2-aad ee la qabto doorashada Somaliland, iyadoo la dooran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro Muujinaya Sida Puntland Ula Wareegtay Degmada Qandala Sida uu Goobjoog News u xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Qandala, Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland ayaa goobtaas kala wareegaan dagaal-yahannada Daacish oo muddo ku sugnaa. Jaamac Maxamed Kuurshe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dhalinyarada Nuux Iyo Shakhsiga La Tartamaayey Oo Laga Reebay Tartanka Aqalka Hoose Guddiga doorashada dadban ayaa tartanka doorashada aqalka hoose ka reebay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Cabdulahi Xasan Nuux Iyo Axmed Sheekh Nuur Cirro oo labada la sheegay in ay mas’uul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Looga Hadlayo Shirka Madasha Ee Muqdisho Waxaa Muqdisho ka socda shirka madasha hoggaanka qaran, marka laga reebo Axmed Madoobe iyo Cabdiweli Gaas inta kale madaxda madasha waa joogaan. Qodobada Looga hadlayo: In La Cayimo waqtiga doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shabakad Ka Ganacsatada Xubnaha Jirka Banii’aadamka Oo Lagu Qabtay Masar Dalka Masar waxaa gacanta lagu dhigay shabakad si sharci darro ah uga ganacsata xubno ka tirsan jirka banii’aadamka. Sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Masar, ilaa 45 qof ayaa arrinkaas loo…