1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed Oo Soo Afjartay Doorashada Aqalka Hoose Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabagabeeyay goordhaw doorashada aqalka goose. Xuseen Maxamud Sheekh oo 50 ugu guuleystay Cali Maxamed oo helay 0. Xasan Macalin Xusein oo helay 40 cod…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Sababta Puntland U Hakisay Doorashada Aqalka Hoose? Somaliland, Puntland, Jubbaland Iyo Guddiga Doorashada Ayaa Ka Hadlay Maamulka Puntland ayaa si cad u hakiyay doorashada dadban gaar ahaa doorashada aqalka hoose kadib markii uu ka cabtay kuraasta aqalka sare ee Somaliland iyo qarash la’aan. Hakinta doorashada aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Lagu Doortay Jowhar Iyo Banaadir Doorashada aqalka hoose ayaa ka dhacday gobollada Banaadir iyo Hirshabeelle, gobolka hore waxaa lagu doortay labo xildhibaan halka Hirshabeelle lagu doortay saddex xildhibaan. Xildhibannada Maanta La Doortay: Xildhibaannada Banaadir Jeiylaani…
2 daqiiqo Sheeko:War Senator Abshir Axmed Oo Xafiis Adeeg Deegaan Ka Furtay Galmudug Senator Abshir Axmad Maxamed oo ah Senator-kii ugu horeeyay Soomaaliyeed ee lagu doortay, kana soo jeeda Galmudug ayaa waxaa uu Sabtidii gobolka ka furtay xafiis adeeg deegaan, xafiiskan ayey shaqadiisu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Faaduma Dayib Oo Sheegtay In Ay U Tartamayso Xilka Madaxtinimada, Dalbatayna In La Xalliyo Cabashooyinka Jira (Maqal) Faadumo Qaasim Dhayib(Faadumo Deqo) oo ka tirsan murashaxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa Goobjoog News siisay wareysi gaar ah iyaddoo meesha ka saartay in ay ka hartay tartanka madaxtinimada Soomaaliya 2016-ka. Faadumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Hub-Ka Dhigis Ku Bilowday Deegaanka Waqooyi Beri Kenya Booliiska Kenya ayaa hub ka dhigis ku bilaabay qabaa’illada Soomaalida ee deggan waqooyi beri dalka Kenya gaar ahaa dadka deggan xadka. Arrintan ayey sheegeen saraakiisha deegaanka in looga gol-leeyahay sugidda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ay Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Deegaanno Ku Dhaw Burco Beelo wada dega deegaanka Gumbur-libaax oo 100 km dhanka koonfur –bari ka xigta magaalada Burco ayaa dirir dhex martay waxa u dhintay 1 qof halka halka shan qof na uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Socdaalka Nabadda Oo Socda Djabuti Magaaladda Carta Ee Dalka Jabuuti Waxaa ka bilowday Socdaalkii Tobanaad oo loogu Magac daray Socdaalka Nabadda ee qaaradda Africa. Gobolka Carta Gaar ahaan Magaalada Carta oo ah magaalo Buuraley ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qardho: Booliiska Oo Dagaal Kula Jira Burcad Xaalufin Ka Heysa Dhirta Iyo Dhuxusha Taliska Booliska Degmada qardho ee Gobolka Bari ayaa sheegay inay Gacanta kudhigeen Kooxa Burcad ah oo deganadaasi dhibatoyinj kagesatay. Taliyaha Booliska saldhiga degmada qardho Cabdi wali maxamuud oo lahadlay Gobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Deegaanno ay Abaar Ka Jirto Robab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa kad’ay Degaana ka mid ah Gobolka Gedo halkaas oo dadka ay dhibaato ku qabeen abaarta iyo biyo la’aanta ka jirtay. Degaanada Buusaar…