3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Magacyada Xildhibaannada Cusub, Wasiirro Iyo Xildhibaanno Dib Loo Doortay Iyo Musuqii Doorashada Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa lagu doortay magaalada xeebta ah ee Kismaayo. Toban(10)ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose Oo Ka Socota Magaalooyin Badan Waxaa si caadi ah u soconaya doorashada aqalka hoose maalin kadib markii lagu guul-dareysay in la doorto guddoonka baarlamaanka sida ku qorneed jadwalka doorashada dadban. Garoowe, Cadaado, Jowhar, Baydhabo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Baxday Shir Madaxeedka Carabta Iyo Afrika Soomaaliya iyo dalal badan oo carab ah ayaa ka baxay shir madaxeedka Carabta iyo Afrika ee ka socday Malabo ee caasimadda Geni. Carabta waxaa ay ka gadoodeen kadib markii shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Musil Oo Go’doon Noqotay Wararka ka imaanay dalka Ciraaq waxaa ay sheegayaan in magaalada Musil iyo magaalooyin kale Talacfar laga jaray gurmadkii u iman lahaa Daacish. Arrintan ayaa imaaneysa kadib markii maleeshiyaad Shiico ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalka Doorashada Dadban Ee Soomaaliya Oo Markii 3-aad Fashilmay Waxaa maanta fashilmay doorashada lagu ballan sanaa ee guddoonka labada aqal, arrintaas oo mugdi-gelisay in Soomaaliya ay madaxweyne yeelato November 30-keeda. Guddiga doorashada dadban ee federaalka ah oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Abwaanka Geeriyooday Ee Maxamed Jaamac Kayd Abwaan Maxamed Jaamac Kayd oo ku sii magac dheeraa Kayd Dhegoole sannadkii 1952-dii ayuu ku dhashay magaalada Burco ee gobolka Togdheer xarunta u ah , halkaasi ayaanu waxbarahsada qaybta hoose…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasaaradaha Caafimaadka Iyo Dib u- dejinta Oo Isku Qabsaday Qaxooti Ka Imaanayey Yemen Wasaaradaha caafimaadka iyo dib u- dejinta maamulka Somaliland ayaa isku khilaafsan in la soo qaabilo dadka Soomaalida iyo Yemenida iskugu jira ee ka soo barakacaaya dagaalada sannadkii saddexaad u gudbay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Petroolka Oo Aan u Tartamin Xildhibaannimo, Kadib Markii Lagu Eedeyay Musuq Cabdulahi Maxamed Aden-Shaacir ayaa ku guuleystay kursigii laga joojiyay wasiirka Petroolka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar. Kursiga waxaa ku tartamayey Cabdulahi Maxamed Shaacir iyo Cabdulahi Ibrahim, ninka dambe ayaa tanaasulay…
5 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Dib U Dhaca Doorashada Guddoonka, Musuqa Iyo Dhibaatooyinka Doorashada Bilow Ilaa Dhammaad Maanta waxaa ay shacabka Soomaaliyeed sugayeen doorashada guddoonka labada aqal ee baarlamaanka cusub 2016, waxaa muuqata in guddiga doorashada dadban, beelaha, madasha iyo maamul goboleedka intaba ay ku guul-dareysteen qabashada…
2 daqiiqo Sheeko:War Daahir Xaaji Geelle Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxa ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Xaaji Faarax oo 8-dii sanno ee u dambeeyey ka mid ahaa xildhibaanada Soomaaliya hadana…