2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Xildhibaan-ka Geeriyooday Ee Daahir Xaaji Geelle Magaalada Garoowe xalay waxa ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Xaaji Faarax oo 8-dii sanno ee u dambeeyey ka mid ahaa xildhibaanada Soomaaliya hadana mar kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Xukuntay Dad Lala Xiriirinayo Daacish Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada iyo danbiyada culus ee Puntland ayaa xukuno dil iyo xabsi daa’in iskugu jira ku xukuntay 5 qof oo maxkamadu ay sheegtay inay heshay inay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Ma Wada Xallin Karo Cabashada Doorashooyinka Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxaa uu sheegayaa in Dowlada ay ku dadaali doonto wax ka qabashada tabashooyinka ka yimid doorashadda dadban ee 2016-ka. Madaxwayne Xasan waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bashiir Goobe: Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo kuwa Nabada Sugidda La’aantood Ciidan Ma Jiro Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Goobe ayaa sheegay in Ciidamada qaybaha kala duwan ay u baahan yihiin waqtigan qalabayn iyo in ay helaan Mushaarkooda. Taliyaha asluubta Bashiir Goobe ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Oo Ka Hadley Dhalinyaro Mareykanka Ku Xiran Iyo Trump Iyo Soomaaliya Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka Axmed Cawad Ciise ayaa sheegtay in aysan awood u laheyn in ay ka hadasho dhlainyarada Soomaaliyeed ee lagu maxkamadeynayo dalka Mareykanka sharciyada wadankaas u yaala …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidley Shaqo La’aan Ka Cabanaya Sababo La Xiriira Roobka Deyrta Gadiidleyda Qaar Gobalka shabeellada Hoose ayaa shegay in mudo saddex maalin ah shaqa la’aan ay yihiin kadib roobabkii ugu danbeyay ee ka da’ay gobalkaasi Wadooyinkii ay isticmaali jireen ayey shegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Obama: Dhibaatada Suuriya, Waa Sii Socon Doontaa Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in dhibaatada ka jirta Suuriya ay sii socon doonto in muddo ah, isagoo sabab uga dhigay taageerada ay Ruush-ka iyo Iran siiyaan madaxweyne Asad.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudd. Doorashada Oo Baaraya Wasiir Federaalka Ah Oo Lagu Eedeeyay Laaluush, Lagana Istaajiyay Tartanka Aqalka Hoose Guddiga doorashada dadban ee dowlad goboleed-ka Jubbland ayaa tartanka xildhibaannimo ka istaajiyay Maxamed Mukhtaar Ibrahim oo ah Wasaaradda Batroolka & Macadanta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, iyagoo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Ammaanka Oo Ka Warbixiyay Howl-gal Ka Socda Leego iyo Burhakaba Ciidamada Dowlada Federaalka Somaaliya oo isku fidiyay saaka inta u dhaxeysa Leego iyo Burhakaba iyagaoo halkaasi ay doonayaan iney howlgalo ka sameeyaan. Gudoomiyaha Leego Maxamed Cabdi Xasan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo La Kulmay Mitt Romney, Lagana Yaabo In Golahiisa Uu Kusoo Daro. Waxaa sabtidii New Jersey kulan 80 daqiiqo qaatay uu ku dhexmaray madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump iyo Mitt Romney oo siyaasad ahaan aad isu necbaa. Labada nin midkoodna…