1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Yemen: Xabad Joojinta Oo Burburtay Iyo Is Eedeyn Labada Dhinac Ah Dalka Yemen waxaa la sheegayaa in ay burburtay xabad joojinta kadib wax ka yar 48 saac oo lagu dhawaaqay. Ciidamada Xulafada ee uu hogaaminayo dalka Sacuudiga ayaa ku eedeeyay burburka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqortooyada Ingiriiska Oo Danjire Cusub U Magacawday Soomaaliya Boqortooyada Dalka Ingiriiska ayaa David Concar u magacawday safiirka dalkaasi u fadhin doona Soomaaliya mudada soo socota. David Concar oo shaqada la wareegi doona January 2017-ka, waxaa uu badalayaa Harriet…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Seynis-yahanno Kaashanaayo Computerka Si Ay U Daaweeyaan Caruurta Weershaha Ah Saynasyahano u dhashay dalka Mareykanka ayaa waxay gaareen in la hormariyo ciyaarta cumputerka kaasoo loo yaaqo Ay BAAD kaasoo caruurta weershaha ah caawinaayo iyo aragooda uu xoogeysto. Isha weershaha ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xubin Ka Tirsan Guddiga Doorashada Oo Uu Wasiir Dowladda Federaalka Ah Handaday Haddii doorashada ka bacdi iyo inta doorashada lagu jiro ay wax isoo gaaraan, waxaa I dilay Maxamed Cali Xagaa Fardowsa Maxamed Ducaale oo ka tirsan guddiga doorashooyinka dadban ee heer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Walaac Ka Muujiyay Rabshado Ka Dhacay Jowhar Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) ayaa waxaa uu soo saaray war saxaafadeed ku aadan rabshado jimcihii ka dhacay xarunta doorashooyinka ee Jowhar. Warka waxaa uu qornaa: Guddiga Federaalka Hirgelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalada Wasiirka Sportiga Oo Labo Qof Ku Dhaawacay Jowhar Iyo Doorashadii Oo Dib Loo Dhigay Ilaadada wasiirka dhalinyarada Maxamed C/laahi Xassan Nuux ayaa lagu warramayaa in habeenkii jimcaha ay labo qof ku dhaawaceen magaalada Jowhar kadib markii ay xabado ku fureen ergada doorashada iyo dadkii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dawo Loo Isticmaalo Dhiig joojinta Oo Hargeisa La Geeyay Shirkado ka ganacsada iibinta dawooyinka iyo qalabka caafimaadka ayaa markii u horraysay magaalada Hargeysa ka bilaabay dawooyin budo ahoo loogu talo galay dhiig joojinta dadka waxyeeladu soo gaarto. Dawadan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Kamid Noqday Baarlamaanka Cusub Magaalada Cadaado ayaa maanta lagu doortay xildhibaanno kale oo cusub iyadoo maalmihii dambe magaaladaasi ay ka socotay doorashada baarlamaanka aqalka hoose ee dowladda federaalka. Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose Oo Ka Socota Gobollada Dalka Waxaa saaka ay doorasho ka socotaa magaalo madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ka jira, sida Cadaado, Kismaayo iyo Jowhar. Cadaado waxaa goordhaw lagu doortay Cabdiqadir Gaafow Maxamud oo la dhashay taliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Gaajo Ugu La’anaya Waqooyi Beri Nigeria Ururka dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ayaa waxa uu sheegayaa in kumanaan caruur ah oo ku sugan dalka Nageria ay u geeriyooden macluul iyo cudurro gaar ahaan gobolada ay heysteen ururka…