1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Ingiriiska Oo U Codeyn Doonaa Ka Bixitaanka Uk Maxkamadda sare ee dalka Ingiriiska ayaa xukuntay in go’aanka ka bixitaanka midowga Yurub uu ku xiran yahay codeyn ka dhacda baarlamaanka Ingiriiska. Maxkamadda sare waxaa ay sheegeysaa in Xukuumadda aaney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Oday Dhaqameed Ku Toogtay Muqdisho Oo La Qabtay Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho waxaa galabta lagu qabtay labo dhalinyaro ah, raggan ayaa halkaas ku toogtay oday dhaqameed ku sugnaa xaafadda. Labadan nin ee dhalinyarada ah ayaa dhaawacay Oday…
2 daqiiqo Sheeko:War Saddex ka mid ah Xaqiiqooyinka Dahsoon ee uu Xasan Sheikh dib ugu soo laaban karo. Dhawaan waxaa la filayaa in ay dalka ka qabsoonto,doorashada madaxtinimo, madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, waxaa uu ka mid yahay Musharixiinta u taagan xilkaas . loogama baran siyaasadda Soomaaliya, in mar…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose Oo Dib Uga Dhici Doonta 10-ka November Guddiga doorashooyinka dadban ayaa maalmahan waxaa ay safarro ku marayaan caasimadaha maamul goboleedyada dalka, Hirshabeelle ayaa noqon doona maamulka ugu dambeya oo ay tagayaan iyaggoo lugta safarkooda u kala hormariyay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Isticmaalka Mobillada Iyo Computerada Oo Laga Deyriyay Ka Hor Hurdada Seynis-yanno ka tirsan jaamacdda boqortooyada London ayaa waxay ka digayaan adeegsiga teleefoonada iyo Computerada la isticmaalo hurdada ka hor iney keeni karto dhibaatooyin caafimaad daro oo badan. In badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskuullada Caabud-Waaq Oo Albaabada Loo Furay Kadib Dhowr Maalin Oo Ay Xirnaayeen Ardeyda ku nool degmada Caabud Waaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta u darereen goobohooda waxbarasho kadib mudo sadex maalin ah oo ay guri Joog ka ahaayeen, arrintaas oo timid kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Puntland Oo Heshiis Nabadeed Ku Kala Saxiixday Abuu-Dhabi Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa la sheegayaa in ay heshiis nabadeed ku gaareen magaalada Abuu Dhubai kadib shir iyo heshiis ay dhex-dhexaadisay dowladda Imaaraadka Carabta. Shirkan labada dhinac ay heshiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingiriiska Oo Niyad-Jab Ka Muujiyay Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland Sarkaal sare oo ka tirsan safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegay in caalamka uu niyad-jab ka muujiyay dib u dhaca doorashada Soomaaliland kuwaas la rabay in ay ka dhacaan Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta khilaafaadka Oo Amray In La Joojiyo Diiwaan-gelinta Doorashooyinka Puntland Guddiga xallinta khilaafaadka ayaa amray in la joojiyo diiwaangelinta doorashada Puntland, arrintan ayaa timid saacado uun kadib markii guddiga doorashada heer maamul goboleed ay sheegeen in 12 beelood ergadooda la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga: 4 Mliyan Oo Dollar Ayaan Ku Taageereynaa Doorashada Soomaaliya Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in dalkiisa uu ilaa 4 Milyan oo Dollar ku taageeri doono doorashada Soomaaliya 2016-ka. Olgan Bekar waxaa uu sidoo kale ka hadlay…