1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Teknoolajiyada iyo dhismaha Oo Isku Bedali Doona Digital Shirkadaha naqshadaha iyo dhismaha ayaa awooday inay arkaan naqshada Computerada ee 3D oo ay u isticmaalayaan dhismayaashooda mudo badan. Laakiin hadda waxay samayn karaan inay arkaan gudaha naqshada, iyadoo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskuullada Cabud-Waaq Oo Maalintii Labaad Xiran Degmada Caabudwaaq ee goolka Galgaduud waxaa gabi ahaan maalintii labaad hakad ku jira howshii dugsiyada waxbarasho ee ku yaal degmadaasi iyadoo sababta arintaasi keentana ay tahay dil degmadaasi ay kooxo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibad-Baxayaal Dalbaday In Ay Is Casisho Madaxweyne Park Dibad-Baxayaal ilaa 12,000 gaaraya ayaa ku dibad baxay madaxweynaha Koofurta Kuuriya Park sida ay sheegtay wakaaladda wararka Yonhap news agency. Madaxweynaha Koofurta Kuuriya ayaa lagu eedeeyay in Dukumenti muhiim ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Soo Bandhigtay Haweeney Kenyaan Ah Oo Burcad Laga Soo Furtay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Cadaado ku soo bandhigay Haweney la sheegay in ay soo bad-baadiyeen Nabad sugidda taas oo muddo ay gacanta ku hayeen rag burcad ah. Loise Njoki Weru…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Dib U Dhaca Doorashada, Handadaadda Murashaxiita Iyo Musuqa Warbixin ay soo saareen beesha caalamka oo ka kooban Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa lagu sheegay in kooxdan ay ka walaacsan yihiin Musuq-maasuqa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Lix Faa’ido Oo Karootada Laga Helo Karootada waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu muhiimsan uguna caafimaadka badan waxaa ku jira curiyaal aad u sareeyo wax tarkooda sidoo kale waxaa ku jira maadooyin aad muhiim jirka ugu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Derbiga Warta Nabadda Ee Jeenyo Iyo Banaadir, Billow Ilaa Dhammaad, Yaase Seegidoono Final-ka? Waxaa maanta lasoo geba gebeendoonaa Tartanka xiisaha badan ee Janeraal Daa’uud 2016, xili uu Fiinaalka yahay kii ugu adkaa shantii sano ee lasoo dhaafay. Gabagabada koobka Jeneraal Daa’uud waxaa iskaga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 9-Ka Cunto Ee Lagu Dheeraado Ma ogtahay habka cunto cunista inuu saameeyo dhirirka qofka, sidoo kalena uu saameyn weyn ku leeyahay miisaanka qofka, hadaba waxaa jirta cuntooyin haddii uu qofku cuno ka caawineyso inuu dheeraado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caabud-waaq: Gacan Ku Dhiigle Macallin Dilay Oo La Qabtay Magaalada Caabud-waaq waxaa maanta ka dhacay dibad baxyo lagu soo qabtay nin gacan ku dhiigle ahaa oo khamiitii halkaas ku dilay macalin Iskuul, sababta waxaa lagu sheegay aano qabiil. Khadar…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Isticmaalka Mobillada Oo Meesha Ka Saari Doona Comuputerrada Waxaa la sheegaa in sanadka soo socda uu kor u kici doono isticmaalka Mobillada, isla markaana uu geli doono booskii Computerada. Xilgan la joogo, dadka waxaa ay xoogga saaraan Mobillada…