Robot-yada Oo Duuliyeyaal Isku Badali Doono, Diyaarado Kaxeyn doona Sheeko:Saynis & Tiknooloji Waxaa hadda la hormariyay Robot caawiya duuliyeyaasha xilga ay diyaaradda wadaan Waxaa looga faa’idesanayaa haddii duuliyaha ay dhibaato soo gaarto Inta uu dhulka joogo ayaa la brograaminayaa Waxaa uu la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Soomaalida Oo Sii Daayey 26 La Heystayaal Ah Xafiiska Qramada midoobay ee la dagaalanka maan-dooriyaha iyo denbiyada ayaa waxa uu sheegay in la siidaayey 26 qof ku waas oo la socday markab lagu magaacaabo Nahaam AF3, dadkaan oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubnaha Aqalka Sare Ee Somaliland Oo La Laalayo Xubnaha Somaliland u matali lahaa aqalka sare ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa in la baabi’in doono oo doorashadooda ay meesha ka baxesyo, sida ay Goobjoog News u sheegeen ilo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Masar Oo 20 Sano Lagu Xukumay Maxkmadda sare ee dalka Masar ayaa adkeysay xukun 20 sano oo xarig ah oo horay loogu riday madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Musri. Waxaa kaloo ay maxkamadda adkeysay xukumadda ragga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’ado Cilmi Baaris Ka Sameeyay Wanaajinta Xiriirka Barakacaasha Iyo Horjoogayaasha Mashruucan oo tijaaboahi – Isla xisaabtanka Deegaannada/xeryaha aan rasmigaaheyn – waxa uu kashaqeeya horumarinta isla xisaabtanka iyo hufnaanta maamulayaasha deegaannada/xeryahabarakacayaasha ee aan rasmiga aheyn ee magaalada Muqdisho, iyada oo ujeedadu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofur Africka Oo Bilowday Hanaanka Ay Uga Baxeyso Maxkamadda Danbiyada Caalamiga ah. Warbaahinta ayaa ku warrameyso iney koonfur Africa ay bilowday hanaankii ay kaga bixi lahayd maxkamadda Denbiyada caalamiga ah ee ICC. Wararka ayaa intaas waxay ku darayaan iney diblomaasiyiinta wadankaasi ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Cali Cabdullahi Cosoble Cali Cabduulahi Cosoble ayaa loo doortay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cosoble ayaa madax ka noqonaya maamulka federaalka ah kan ugu da’da yar, uga dambeeya dowlad goboleedyada Soomaaliya laga dhisayo. Cali Cosoble,…
2 daqiiqo Sheeko:War Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) Magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug waxaa lagu doortay senator-kii ugu horeeyay ee Soomaaliya, tilaabadan ayaa qeyb ka ah doorashada aqalka sare ee 2016-ka. Abshir Maxamed Axmed waxaa uu helay 48…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Af-gambigii October 21….47 Kadib Kacdoon Ma Loo Baahan Yahay?!! 47 sano ayaa ka soo wareegatay inqilaabkii aan dhiigga ku daadan ee October 21, 1969-kii, Siyaad Barre iyo ciidamo ka amar qaata ayaa dalka xoog ku qabsaday maalmo kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Doorashada Aqalka Sare Ee Puntland Doorashada Aqalka sare ayaa ka dhacady maamul Puntland, waa maamulkii 4aad ee doorashadan qabta, oo waxaa horay u soo qabtay Galmudug, Jubbaland iyo Koofur Galbeed. Kuraasta waxaa loogu kala guuleystay…