1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daraasad: Qaliinka Haweenka Xilliga Uurka Oo Laga Deyriyay Daraasad cusub ayaa sheegeysa in haweenka la qali karo xiliga ay uurka leeyihiin balse ay haboon tahay in ay ka fogaadaan inta karaankooda ah. Inta badan Haweenka ayaa qaliin ku…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Hey’adaha Sirdoonka UK Oo Ku Tuntay Waxyaabaha Dadka Gaarka U Ah Hey’adaha sirdoonka waddanka UK ayaa la sheegayaa in ay ku xad-gudbeen shacabka dalkaasi kadib markii ay si sharci darro ah ugu dhaceen waxyaabaha ama kuusuusiyaadka gaarka u ah dadkaasi. Sida…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Fiican: Waa Aqoon Yahan, Bare Jaamacadeed Iyo Waalid Indhaha la’a Ustaad Maxamed Axamed Sheik Maxamuud waxa uu ka mid yahay barayaasha Soomaaliyed isagoo dhiga iskuulo iyo jaamacado ku yaallo dalka. Ustaad Maxamed Axmed waxa uu la’yahay aragga ama in dhaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isul Wasaaraha Ciraaq Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Dagaalka Muusil Ra’isul Wasaaraha Ciraaq Xeydar Cabaadi oo ka hadlayey Telefishinka ayaa sheegay in uu bilaabanayo dagaal lagu xureynayo magaalada Musil oo hadda gacanta ugu jirta Daacish. Ra’isul Wasaaraha waxaa uu intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: 26,819 Oo Qaxooti ah Ayaa Doonaya In Soomaaliya Dib Ugu Laabtaan Hey’adda Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ilaa 26,819 oo qaxooti Soomaali ah ay doonayaan in ay dib ugu soo noqdaan dalka Soomaaliya. Qaramada Midoobey waxaa ay kaloo sheegtay in tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UN-ka: Galmudug Waxaan Ka Codsannay In Qeybdiid Laga Reebo Aqalka Sare Afhayeenka Michael Keating ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in Michael Keating uu warqad u diray madaxweynaha Galmudug kana codsaday in liiska aqalka sare laga saaro Cabdi Xasan Cawaale Qaydiid. Warqadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabad-Suggidda Oo Al-baabada Isugu Dhufatay Wargeyska Xog Ogaal Maxamed Maxamud Aden oo madaxa wargeyska Xog Ogaal ayaa Goobjoog News u sheegay in ciidamo ka tirsan nabad sugidda ay xalay albaabada isugu dhufteen wargeyska Xog-Ogaal. Maxamed waxaa uu sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:War Cusmaan Barre Maxamed Waxaa 13-kii bishan magaalada Jowhar lagu doortay, laguna dhaariyay guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed. Cusmaan waxaa uu helay 61 cod halka murashaxii la tartamayey ee Abukar Xasan Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraakiib Mareykan Ah Oo Lagu Weerary Badda Cas Tiro Hoobiyeyaal ayaa la sheegayaa in sabtidii lagu weeraray maraakiib Mareykan ah oo marayey badda cas. Weerarkan waxaa geystay Xuutiyiinta dalka Yemen, waxaa uu na ka dhacay meel u dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dolland Trump Oo Ku Eedeeyey Hillary Cilinton Inay Isticmaasho Daroogo. Musharrxa xisbiga jamhuuriga ah ee dooroshooyinka Mareykanka ayaa ku eedeeyey Hillary Clinton iney isticmaasho waxyaabha maanka dooriya ama ay isticmasho daroogo ka hor inta aysan soogalin hoolka doodada . HadalkaTrump…