2 daqiiqo Sheeko:War Abshir Bukhaari: Senator-kii Ugu Horeeyay Ee Soomaaliya Magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug waxaa goordhaw lagu doortay senator-kii ugu horeeyay ee Soomaaliya, tilaabadan ayaa qeyb ka ah doorashada aqalka sare ee 2016-ka. Abshir Maxamed Axmed waxaa uu helay…
9 daqiiqo Sheeko:War Qarni Cusub Iyo Qiiro Qabiil-Maaxi “Masiibada qabiilkaa dhacdoo weli la soo moodin markalena markii kale ka daran, majo bararna waa laga dhaxlay iyo mooryaan ” Waxaa ila haboon inaan marka hore qeexo mawduuca aan ka hadleyo iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Waxyaabaha Keena Cudurka Dhabar Xanuunka Cudurka dhabar xanuuka ayaa ah mid ay ka sheegtaan dad fara badan haba u sii badnaadeena dadka ka shaqeeya xafiisyada cudurkaan ayaa waxaa keena shan arrimood oo muhiim tahay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 50,000 Oo Ka Barakacay Magaalada Galkacyo Qaramada Midoobey waxaa ay sheegeysaa in 11 qof ay ku dhinteen halka 50,000 ay ku barakaceen dagaal-ka maamullada Puntland iyo Galmudug ku dhexmaray magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug. Xafiiska Qaramada…
2 daqiiqo Sheeko:War Antonio Guterres Golaha ammaanka iyo wadammada xubnaha ka ah Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa si aqlabiyad ah ku doortay Antonio Guterres oo u dhashay dalka Portuguese-ka si in uu noqdo madaxii 9-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Tilaabooyin aad Files-ka uga Xawili Karto Android phones ilaa iPhone Dadka Isticmaala Mobilada noocyadooda kala duwan ayaa ku mashquula inta badan in Files iyo wax kale ay uga xawilaan Shirkadaha kale, sidaa darted waxaad mari kartaan. Haddii aad isticmaasho Adeegga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalalka Ku Bahoobay OPEC Ayaa Ka Shiraya Sidii Loo Dheelli Tirilahaa Sicirka Naftada Suuqyada Caalamka Wasiirrada Tamarka Dowladaha Qatar, Imaaraadka,Turkiga, Venezuela, Algeria iyo Ruushka ayaa kulan ku yeeshay Magaadla Istanbul ee dalka Turkiga Kulanka oo ahaa mid albaabada u xiranyahay waxa ay ka wada xaajoonayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maalinta Aragga Oo Laga Xusay Muqdisho Waxaa maanta Muqdisho laga xusay maalinta arraga adduunka, iyadoo kulan ka dhacay magaalada looga hadlay dhibaatooyinka heysta dadka aragga la’a. Kulanka waxaa ka soo qeybgalay wasiirka dib u dhiska, Safiirka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashooyinka Iyo Casharro Laga Baran Karo Koofur Galbeed Doorashada dadban ee Soomaaliya 2016-ka, waa la isku bartay, madasha iyo guddiga doorashada dadban mid federal iyo mid dowlad goboleedba horay ayaa loo bartay, haatan waxaa la soo gaaray xiligii…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkado Boostada ah Oo Diiday In Ay Qaadaan Galaksi Note 7 ee Shirkadda Sumsung Sida ay qortay Jariidda the Sun ee ka soo baxda dalka Ingiriiska, shirkado Boosto oo laga leeyahay dalkaas ayaa diiday in ay qaadaan Mobilada Sumsung gaar ahaan Galaksi Note 7,…