2 daqiiqo Sheeko:War Saamiyada Samsung oo hoos u sii dhacay ka dib dhibaatadii Note 7 Saamiyada Samsung Ayaa Hoos u sii dhacay maanta oo arbaca ah ka dib markii ay shirkaddu sheegtay in dib loo celinayo moodelka note 7 ee ay shirkaddu soo saarto. Saamiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ku Dhintay Afgaanistaan Rag hubaysan ayaa weerar dad badan ay ku dhinteen waxay ka geysteen wadanka afgaanistaan 14 qof ayaa ku dhimatay 36 kale way ku dhaawacmeen . Weerarakan ayaa waxaa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Save the Children Oo Sheegeysa In 7 Ilbiriqsi Kasta La Guursado Gabar Ka Yar 15 Gabar ka yar 15 sano ayaa la guursadaa 7 ilbiriqsi kasta, sidaa waxaa lagu sheegay warbixin ay daabacday Save the Children. Warbixintan waxaa la sheegay in gabadha lagu guursado xitaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Magdhaw Ka Bixin Doonta Dilalka Ay Ka Geysto Soomaaliya AMISOM ayaa la sheegayaa in 3 bil gudahood ay soo gababeyn doonaan magdhawga la siinayo rayid ay ciidamadooda ku dileen gudaha Soomaaliya. Jide Okeke, oo ka mid ah saraakiisha AMISOM…
5 daqiiqo Sheeko:War 1400 oo Sano ka hor, Yaa Diinta Islaamku Siisay Gabdhaha Muslimiinta Xaqooda Bulsho. Nin walba oo weyn waxaa dhinicisa joogta haweenay qiimo weyn leh. (Beside every great man there’s a great woman. She is beside him. She is with him. Not behind him.)…
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Macallimiinta Soomaaliyeed Oo Ka Cabanaya Dhaqaale Darro Iyo Manhaj La’aan Sanad walba waxaa dunida la xusaa maalinta macalimiinta iyadoo loo asteeyay maalin u gooni ah macalinka, Soomaaliya ayaa ka mid ah waddamada aad looga xuso maalinta macalinka, lagana sheekeeyo dhibaatooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Gudbinta Liiska Magacyada Ergada Doorashooyinka Aqalka Hoose Oo Lagu Guul-dareystay Waxaa dib u dhac iyo fashil uu ku yimid soo gudbinta liiska magacyada ergada doorashooyinka aqalka hoose, taas oo lagu wadey in la dhameystiro shalay oo aheyd 10-ka bisha October.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Qaxootiga Xerada Dhadhaab Ku Qasbeysa In Dalka Dib Ugu Soo Noqdaan Kenyaanka ayaa la sheegayaa in ay bilaabeen si qasab ah ay ku soo celiyaan qaxootiga Soomaaliyed ee ku jira xerada Dhadhab, arrintaas oo ka hor imaaneysa dhowrista xuquuqda aadanaha. Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Guddoomiye Doortay Guddoomiye ku meel gaar ah ee Baraalmaanka Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta loogu doortay Maxamed Siyaad Barqadle, kadib markii ay Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Hirshabeele yeeshay kulankoodii ugu horeyay. Doorashada Guddoomiyaha ku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Haiti Oo Xaalad Banii’aadnimo Ka Jirto Waxaa sii kordhaya waxyeelada ka dhalatay duufaan ku dhufaty wadanka Haiti ee ku yaalo qaaradda Mareykanka, iyadoo dhimashu ay ka badantahy 800 oo qof waa sida ay ku waramayaan mas’uuliyiin…