1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Mobilka Google Pixel Oo Tartan adag la galayo Mobillada Aplle iyo Sumsung Google Pixel ayaa waxaa la sheegayaa in ay tartan adag la geli doonto Mobillada Apple iyo Sumsug oo labada ah shirkado lagu yaqaano xagga Tecknolijiyadda. Mobilkan cusub, waxaa uu ka mideysan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Salaanta Gacanta Oo Lagu Ogaado Cudurro Badan Maalin uun ma ku fakartay inaad tijaabiso xaaladda caafimaad ee saxiibkaa mana ku tijaabisay salaanta gacanta la isgeliyo, dadka way isa salaamaan sida caadada ah waxayna isku salaamaan oo ay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Clinton iyo Trump Oo Doodda Ku Dhameystay Is Eedeyn Waxaa dooddii labaad ay xalay Washinton University ku dhexmartay labada murashax ee dalka Mareykanka Hillary Clinton and Dollanad Trump, oo kala matalayey labada xisbi Dimoqoraadiga iyo Jamhuuriga. Si ka duwan dooddii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland, Jubbaland Iyo Galmudug Oo Lagu Celiyay Liiska Murashaxiinta Aqalka Sare Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa dib ugu celiyay liiska murashaxiinta aqalka sare ee 3 maamul goboleed kuwaas oo sabtidii soo gudbiyay, sababta waxaa lagu sheegay si ay u hubiyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Goboleedyada Oo Dib Loogu Celin Doono Liiska Aqalka Sare Afar ka mid ah lixda maamul goboleed ee dalka ayaa maanta si rasmi ah murashaxiinta aqalka sare ugu gudbiyay guddiga doorashada dadban ee federaalka balse liiska la helay ayaanan noqon…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Oo Xaalad Degdeg Ah Dalka Geliyay Ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa maanta dalkaasi geliyay xaalad degdeg ah. Ra’isul wasaaraha Desalegn ayaa sheegay in xaaladda degdega ah ay socon doonto muddo lix bil ah oo ka bilaabaneysa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Guddiga Doorashada Dadban: Meesha Ka Muuqo Ama Ka Maqnow Meel ama ka muuqo ama ka maqnow, waa oraah Soomaaliyeed oo dad badan aaney la jaan-qaadi Karin, arrimaha doorashada ee sanadkan, waxaa imtixaankii ku dhacay madasha hoggaanka qaran, maamul goboleedyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Hoggaanka Qaran Oo Muqdisho Shir Ku Yeelan Doonta 10-ka Bishan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami leh u socoto, isla markaana ay ku qabsoomi doonto waqtiga…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Yahoo Ayaa FBI-da u gudbisay Emaillo ay Adeegsadeen Dad Mareykanka Ku Tuhmayaan Argigixiso Sida ay sheegtay jariidda New York Times, Shirkadda Yahoo ayaa iskan-gareysay Emaillada shakhsiyaad lala xiriirinayo argigixisada arrintan oo keentay in dadkaas la bar tilmaameedsado. Jariidadda New York Times waxaa ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nuucee Ah Ayaan U Baahanahay? Soomaaliya burburkii ka dib waxay yeelaneysaa bilowga 2017 iyo dhamaadka sanadkan 2016 dowladii labaad oo aan ku meel gaar ahayn, waxaana socda qorshaha dhismada baarlamaankii Tobnaad ee ay Soomaaliya yeelato…