1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duufaatna Hurricane Matthew Oo KuSii Jeeda Savannah, Georgia iyo South Carolina Dufaan Xoggeeda dabeesha lagu sheegay markii ay dabeesha yaraatay ilaa 177 KM saacaddii, ayaa la sheegayaa in ay ku dhufatay xeebaha Mareykanka iyadoo weli laga cabsi qabo magaalooyin hor leh.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaaliyadaha Mareykanka iyo Canada Oo Looga Digay Amiga Qaahira Safaaradaha Mareykanka iyo Canada ee Masar ayaa uga digay Jaaliyadahooda degan Qaahira in ay tagaan Suuqyada, Shineemooyinka iyo goobaha dadka isugu yimaadaan Maalinta Axadda, October 9, Dhinaca kale, Wasaaradda arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka GDDF“Ma Rajeynayo In Mar Kale Uu Dib u Dhac Ku Yimaado Barnaamijka Doorashooyinka” Afhayeenka guddiga doorashada dadban ee federaalka ah Mudane Maxamed Keynaan oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray in ay mar kale dib u dhigaan doorashada 2016-ka.…
2 daqiiqo Sheeko:War Muna Al-Sharmani Dr. Muna Al-Sharmani waa Abuukaate Soomaaliyeed oo dowli ah, waxaa ay dhawwaan noqotay hadal-heynta shacabka Soomaaliyeed kadib markii dalkeenna ay u matashay dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya taas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Gudbinta Liiska Xubnaha Aqalka Sare Oo Dib U Dhacday, Guddiga Doorashada Oo Labo Maalin u Qabtay Maamul Goboleedyada Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa ku eedeeyay maamul goboleedyada dalka in ay ku guul-dareysteen soo gudbinta liiska ama xubnaha u sharaxan aqalka sare, iyagoo qabtay labo maalin in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Dambiyada ICC Oo Booqaneysa Isra’il iyo Daanta Galbeed Maxkamadda dambiyada adduunka ee loo yaqaano International Criminal Court ayaa maanta waxaa ay booqasho lix maalmood ah uga bilaabaneysaa Isr’ail iyo Daanta Galbeed. Waa Markii ugu horeysay oo wafdi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruush-ka oo Gantaalo U Diraya Sal-dhigga uu Ku Leeahy Suuriya Dowladda ruushka ayaa sheegtay in 300 oo gantaal ay u direyso saldhig dhanka badda ah oo uu ku leeyahay wadanka Suuriya . Afhyeen u hadlay wasaaradda gaashaadhiga ee Ruushka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Faa’idada Qubeyska Biyaha Qabow iyo Biyaha Diiran Waxaa jira faa’idooyin badan oo la helo ku qubeysiga biyaha qabow ama diiran, si aad wax badan uga ogaato ayaan ku soo koobney liiska hoos ku qoran: Firfircooni dheeraad ah:…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’addee Maamuleysa Lacagta doorashada 2016-ka? Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee dalka waxaa ay ku dhawaaqeen in xubnaha u tartamaya labada aqal lacagta murashaxnimada ay ku shubi-doonaan Bangiga Dahabshiil account: 104104638, hadaba waa su’aale yaa lacagtaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Ayaa Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Muqdisho 4 qof ayaa ku dhaawacantay qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxan waxaa lala eegtay gaari uu lahaa bare wax ka dhiga mid ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho. Cabdiweli…