2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: 5 Milyan Oo Soomaali Ah Ayey Heysaa Cunno Yari Warbixin ay talaadadii soo saartay hey’adda qaramada midoobeyayaa waxaa lagu sheegay in ilaa 5 Milyan oo Soomaali ah ay heyso cunno yari ba’an, tiradan oo ah mid aad u badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama: 50 Dal Ayaa Balan-qaaday In Ay Qaabilaan Ilaa 360 Kun Oo Qaxooti Ah Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in ilaa 50 dal ay ballan-qaadeen in ay qaabilaan in ka badan 360 oo qaxooti ah, dadkan waxaa uu intaa ku daray in ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: MOU-ga Ma Ahayn Heshiis Kama Dambeys Ah Oo Makamad Meesha Ka Saaraya Qareennada Soomaaliya ayaa maanta maxkamadda cadaaladda adduunka ka horjeediyay hadallo cad cad, kalsooni iyo caddeymo adag ay ka muuqdaan, iyagoo ku dooday in Soomaaliya iyo Kenya ay horay u wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradaha Waxbarashada Ee Dowladda Federaalka Ah iyo Maamul Goboleedyada Oo Wada Shaqeyn Yeelan Doona Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu jiro heshiis iskaashi waxbarasho oo ay wada saxiixdeen wasaaradda waxbarashada iyo midowga Yurub, waxaana heshiiska taabogelin doona hey’adda ADRA. Xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendeyaasha Shirweynaha 71-aad ee Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa Waxaa Maanta magaalada New York ka furmaya Shirweynaha 71-aad ee Jimciyadda Qaramada Midoobey, waa shirkii ugu dambeysay madaxweyneyaal badan oo caalamka ah sida Brack Obama iyo xitaa xogheyaha guud ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Murashaxa Jibril Ibrahim Cabdule Oo Kusoo Biiray Liiska Murashaxiinta Waxaa maanta si rasmi ah isu soo taagay xilka madaxweynimada Soomaaliya in uu tartamayo 2016-ka murashaxa cusub ee Jibriil Ibraahim Cabdulle, ku dhawaaqista Cabdulle ayaa sidoo kale waxaa ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Qaranka: Doodda Badda Halkan Ayaa Lagu Furayaa, Maxkamaddan Ayaana Xal Ka Gaari Doonta Xeer Ilaaliyaha qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa Goobjoog News u waramay isagoo jooga magaalada Hague, Xeer ilaaliyaha waxaa uu sheegayaa in maalinta bari ah ay Soomaaliya dacwadeeda hordhigi doonto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageysiga Dacwada Badda Oo Bilaabatay Iyo Dalka Kenya Oo Ku Doodaya In Doodda La Xiro Waxaa Maanta Hague ka bilowday dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya, dalka Kenya ayaa sida lagu ballan-sanaa waxaa ay ka hor hadlayaan maxkamadda. Abuukar Cawaale oo maxkamadda ku sugan ayaa…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwada Badda: Taariikhda Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo Natiijada Waxaa maanta Hague ka furmaya dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya, dacwadan oo 4 maalmood socon doonta waxaa lagu wadaa in dal waliba uu labo maalin hadlo, si dhageysiga kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Iyo Ruushka Oo Is Dhaleeceeyay Dalalka Mareykanka iyo Ruushka ayaa is dhaafsaday dhaleeceyn ku aadan dalka Ruushka, kadib markii Mareykanka iyo xulufada ay duqeeyeen goobo ay degan yihiin ciidamada Bashaar Al-asad. Ruushka ayaa duqeynta kadib…