1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ay Dad Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacay New York Ilaa 29 qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay Chelsea, Manhattan ee magaalada New York, qaraxan oo dhaawacyo ka dhasheen waxaa uu cabsi geliyay dadka ku dhaqan magaalada. Mas’uuliyiin ka…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Tirada Madaxyada nuclear-Ka Isra’il Oo La Shaaciyay Tirada nuclear-ka ee Isra’il ayaa sheegay in ay dhan tahay ilaa 200 oo madax, arrintaas oo dhacday markii ugu horeysay taariikhda. Arrintan ayaa timid kadib markii la jabsaday Emaill-ka Colin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatada Suuriya Oo Hareyn Doonta Shirka Jimciyadda Qaramada Midoobey Dhibaatada ka jirta dalka Suuriya ayaa la sheegayaa in ay hareyn doonto shirka jimciyadda qaramada midoobey ee New York. In ka badan 135 hogaamiye iyo Wasiirro tiro badan ayaa isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Ilaalada Clinton Ha Laga Dhigo Hubka Donald Trump oo jimcihii taageerayaashiisa la hadlayey ayaa sheegay in ay haboon tahay in hubka laga dhigo ilaalada Hillary Clinton. “Waxaan u maleynayaa in ay tahay in hubka laga dhigo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War 25 Diyaarad Oo Qaad Sida Ayaa Maanta Soomaaliya Yimid Sida uu sheegay Kimathi Munjuri oo ah afhayeenka ganacsatada qaadka ee Nyambene Miraa Traders Association (Nyamita), waxaa maanta oo Khamiis ah Soomaaliya soo gaaray ilaa 25 diyaarad oo qaad u…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qodobbada Looga Hadlay Kulanka Mucaaradka Xasan Sheekh iyo Guddiga Federaalka Ah Ee Doorashada Dadban Murashaxiinta madaxtinnimada Soomaaliya 2016-ka ayaa maanta magaalada Nairobi kula kulmay guddiga heer federal ee doorashada dadban iyagoo kala hadlay arrimo ku saabsan doorashada sanadkan iyo cabashada ay qabaan. Cali Maxamed…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedKa Ka soo Baxay Shirka Madasha Hoggaanka Qaran Ee Muqdisho Oo Dhameystiran Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka madasha hoggaanka qaran ee Muqdisho, Kulanka madasha hoggaanka oo socday 6-14-ka bisha ayaa laga soo saaray war murtiyeed, qodobada shirka halkan ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Casharrada Shirka IGAD EE Muqdisho Waxaa Talaadadii Muqdisho ka dhacay shir madaxeedka aan caadiga aheyn ee 28aad ee waddamada urur goboleedka IGAD, shirka oo noociisa ah oo markii ugu horeysay ka dhacay dalka Soomaaliya ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War War Murtiyeedka Shirka IGAD Ee Muqdisho Shir madaxeedka 28aad ee waddamada IGAD ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdusho iyaddoo halkaas laga soo saaray qodobo ka kooban ilaa 22 oo ay saxaafadda ku akhrisay wasiirka arrimaha dibadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta: Qorbojoogta Soomaalida waa in Maalgelin Ku Sammeeyaan Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo gabagabadii shirka IGAD ee Muqdisho saxaafadda kula hadlay hotelka shirka ayaa ammaanay sida Soomaaliya u martigelisay shirka madaxeedka IGAD. Kenyatta oo shirka jaraa’id ay…