1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Ingiriiska Oo Ciidamo U Soo Diraya Soomaaliya Tobias Ellwood, oo ah wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Bariga dhexe iyo Afrika ayaa sheegay in dalkiisa ay ciidamo ka joogaan dalalka Soomaaliya iyo Koofurta Suudaan isla markaana uu ciidamo cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Wakiillada Mareykanka Oo Ogolaaday In Magdhaw Laga Qaadi Karo Sacuudiga Aqalka Wakiillada dalka Mareykanka ayaa jimcihii ogolaaday in qoysaskii dhibaatada ka soo gaartay qaraxyadii daaraha mataanaha ahaa ee WTC 9/11 in ay magdhaw weydiisan karaan dalka Sacuudiga. Ogolaashiyaha aqalka wakiillada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Wareegto Ku Joojiyay Awoodihiisa Dastuuriga Maalmihii Uga Dhimmanaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray ku joojiyay dhammaan awoodaha dastuuriga ah ee dowladiisa, arrintan waxaa ay imaneysaa iyadoo 5 maalin ka harsan tahay marka uu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Qodob Oo Horyaalla Shirka Madasha Hoggaanka Qaran Ee Muqdisho Shirka madasha hoggaanka qaran ayaa ka furmay caasimadda Muqdisho, hadaba Goobjoog News waxaa ay akhristayaasha u soo gudbineysaa qodobbada horyaalla madasha oo ay tahay in ay go’aan ka gaaraan, waa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Beesha Caalamka Oo Bixisay Lacagta Doorashada, Dalbatana In La Qabto Doorasho Hufan Oo Waqtigeeda Ku Dhacda War saxaafadeed ay soo saartay beesha caalamka ayaa lagu sheegay in kooxdan ay taageerayaan doorashada ka dhaceysa Soomaaliya iyagoo dalbaday in in la hirgeliyo doorasho hufan oo ku dhacda waqtigii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Lagu Diidan Yahay Natiijada Doorashada Ayaa Ka Socda Dalka Gabon Isku dhac iyo dibadbaxyo ayaa socda dalka Gabon kadib markii sabtidii lagu dhawaaqay in uu guuleystay madaxweyne Cali Bongo. Bongo waxaa uu helay 49.80% halka ninka la tartamayey uu helay …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheekh Cabdiqadir Mumin Ku Daray Liiska Dadka Ay Doon-Doonayaan War ka soo baxay waaxda Mareykanka u qaabilsan xafiiska ay ugu yeeraan la dagaalanka argigixisada ayaa sheegtay in Sheekh Cabdiqadir Muumin lagu daray liiska dadka ay Mareykanka Doon-doonayaan. Qoraalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Mexico Waxaa Ay Bixin Doontaa Lacagta Darbiga Murashaxa jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu sheegayaa in dalka Mexico uu bixin doono lacagta ku baxeysa darbi uu sheegay in uu ka dhisayo inta u dhaxeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Brazil Oo Shaqada Laga Ceyriyay Senat-ka Brazil ayaa arbacadii shaqada ka ceyriyay madaxweynaha dalka Dilma Rousseff kadib markii lagu helay arrimo la xiriira in ay qarisay xisaabaad guud, codeynta waxaa ay u dhacday 61 ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waqooyiga Kuuriya Oo Dishay Wasiirka Waxbarashada Mas’uul u hadlay waqooyiga Kuuriya ayaa sheegay in dalkaasi lagu daldalay wasiirkii waxbarashada, isagoo tafaasiil intaa dhaafsan aan bixin. Wasiirka hadda la dilay ayaa la sheegay in mar hore la…