1 daqiiqo Sheeko:Dalka Orad-Yahan Itoobiyaan Ah Oo Cambaareeyay Sida Loola Dhaqmo Oromada Feyisa Lilesa oo ah orod-yahan u dhashay dalka Itoobiya ayaa gacmaha is dhaafsaday markii uu orodka dhameeyay, arrintaas oo uu ka cabirayey sida loola dhaqmo dadka Oromada ah ee diiday siyaasadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War 36 Daacish Ah Oo Lagu Daldalay Dalka Ciraaq Dowladda Ciraaq ayaa daldashay ilaa 36 ka tirsan dagaalyahannada Daacish, raggan ayaa lagu eedeeyay dilka 1700 askari oo Ciraaqiyiin ah oo lagu dilay weerar ka dhacay saldhig ay Mareykan lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maracana Stadium Oo Lagu Qabtay Mudaaharaadkii Ugu Weynaa Ee Gabagabadii Olypikada 2016-ka Magaalada Rio de janeiro ee Brazil ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay ciyaaraha Olypikada 2016-ka, ilaa 42 ciyaar ayaa lagu tartamay intii uu tartanka socday, xaflad malaayiin daawadeen ayaa gabagabadii tartanka…
5 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Baarlamaanka Federaalka Ah iyo Waxqabadkooda 4-tii Sano Ee Lasoo Dhaafay Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo Sabtidii shir ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa xusay sanad guuradii 4-aad markii la sameeyay. Kulanka ayaa waxaa shir guddoomiyay guddoomiyaha baalramaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Xaflad Aroos Oo Isku Badashay Tacsi Iyo Kala Carar Qaraxa oo ka dhacay goob aroos ah ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen in ka badan 30 qof halka 90 kale ay ku dhaawacmeen, dhibaatadan waa tii ugu xumeyd…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 8-da Adeeg Oo Loogu Iibsiga Badan Yahay Caalamka Iphone: Muddo 9 sano gudahood, Iphone waxaa ay noqotay shirkadda ugu hadalheynta badan adduunka Harry Potter: waa novels uu qoray qoraa Ingiriis ah oo lagu magacaabo J. K. Rowling, intii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedkii Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Oo Dhameystiran Waxaa Maanta gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar, madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya. Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar wasiirka haweenka iyo xuquuqul-Insaanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka S. Guud Maxamed Cali Samatar Oo Mareykanka Ku Geeriyooday Waxaa saaka aroortii hore Virginia ee dalka Mareykanka ku geeriyoosday S. Guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa sarkaalkii ugu darajada sareeyay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Marwo Sahro Maxamed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Maanta Tagaya Minnesota Iyo Soomaalida Oo Indhaha Ku Heysa Waxaa maanta muddo hal saac Minnesota ku hakan doono murashaxa jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump isagoo Convention Center-ka kula casheendoona koox yar oo Jamhuuri ah. Wararka waxaa ay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18,000 Oo Maxaabiis Ah Ayaa Ku Dhimatay Suuriya Ilaa 18,000 ayey Amnesty International sheegeysaa in ay xabsiyada Suuriya ku dhinteen intii u dhaxesay sanadkii 2011-2015-ka. Warbixintan waxaa kaloo ay sheegeysaa in xabsiyada dalkaas ay ka dhacaan jirdil qorsheysan,…