1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Waxaa maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayey Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda ee dalka Soomaaliya Shirkan oo socday 3 maalmood waxaa xafladda gabagabada Goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuwait Oo Qaban Doonta Shir Lagu Taageerayo Waxbarashada Soomaaliya Ururka The Arab League Educational, Cultural and Scientific Organization (ALECSO) ayaa jimcihii ku dhawaaqay in sanadka soo socda ay Kuwait martigelin doonto shir ay isugu imaanayaan maalgeliyaal badan oo caalamka…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda Oo Dhameystiran Waxaa Muqdisho sabtidii lagu soo gabagabeeyay shir ay soo qaban-qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka oo looga tashanayo Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda, shirkan oo saddex maalin socday waxaa ka qeybgalay maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga Tashanayo Hindiso Sharciyeedka Jinsiga Oo Ka Furmay Muqdisho Kulanka wada tashiga hidiso sharciyeedka jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, si ayaa waxaa looga tashayaa arrimaha ku saabsan jinsiyadda. Shirka oo socon doono 3 maalin waxaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama, Biden iyo Bloomberg Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Donald Trump Mas’uuliyiinta ugu caansan xisbiga dimoqoraadiga sida madaxweyne Obama, ku xigeenkiisa Biden, ninka ku xigeenka u ah Hillary ee Kaine iyo ninka 6-aad ee addunka u qanisan Bloomberg ayaa taageeray Hilarry…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cabdiweli Jaamac Barre Oo Dib u Helay Xorriyadiisa Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw sii daayey wariye C/weli Jaamac Barre oo ka tirsan Goobjoog Fm kaas oo in ka badan 10 saac u xirnaa ciidamada ammaanka. Waxaa kaloo Wariyaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Sawirro: Tartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Bilow ilaa Dhammaad Ciyaarta tartanka maamul goboleeyda dalka ayaa bilowday 15-kii bishan waxaa ka qeybgalay 6 koox oo kala ah: Punland, Galmudug, Koofur Galbeed, Hiiraan/She.dhexe, Jubbaland iyo Banaadir. Groups: Koobka waxaa lagu furay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Salva Kiir Uga Digtay Bedelka Riek Machar Qaramada Midoobey ayaa ka hadashay bedelka madaxweynaha Koofurta Suudaan Salva Kiir ku sameeyay ku xigeenkiisa dalkaasi ee Riek Machar. Qaramada Midoobey waxaa ay xasuusisay Kiir in isbedel walba oo dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hillary Clinton Oo Taariikhda Gashay, Haweeneydii Ugu Horeysay Ee U Tartanta Madaxtinnimada Mareykanka Hillary Clinton ayey xisbiga Dimoqoraadiga si rasmi ah ugu magacaabeen in ay sanadkan u tartanto madaxtinnimada dalka Mareykanka, waa markii ugu horeysay taariikhda Mareykanka oo arrintaas dhacdo. Bill Clinton oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Puntland Ayaa Ku Guuleystay Koobka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Dalka Maamul goboleedka Puntland ayaa ku guuleysatay Koobka maamul goboleedyada dalka ka jira, taasi oo ka dhigeysa maamul goboledkii ugu horeysay ee ku guuleysta koobka maamul goboleedka dalka. Ciyaarta ayaa waxaa…