Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Federal: Waa Macquul In Doorashada Daahdo…. Ficilka Ha La igu Qiimeeyo Sheeko:Dalka Goobjoog News ayaa noqotay warbaahintii ugu horeysay ee wareysi la yeelata Guddoomiyaha guddiga hirgelinta Doorashada Heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle. Abuukaate Cumar waxaa uu Goobjoog News kala hadlay shaqada guddiga,… 7 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Nin Askari Ah Oo Dilay Qof Rayid Ah Qof rayid ah ayaa ku dhintay goordhaw isgoyska KM5 ee magaalada Muqdisho kadib markii uu xabado furay nin ka tirsan ciidamada dowladda. Askariga wax dilay ayaa sidoo kale la sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Armenia: Saldhig Booliis Ah Oo La Qabsaday Hal qof ayaa ku dhintay qaar kale waa ku dhaawacmeen kadib markii koox mucaarad ah ay qabsadeen saldhig booliis oo ku yaalla caasimadda Armenia ee Yerevan. Kooxdan ayaa saldhigga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdullaahi Gaafow Maxamuud Oo Noqday Taliyaha Cusub Ee NISA Golaha Wasiirrada ayaa shirkoodii sabtidii si rasmi ah ugu magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo S/G Cabdulaahi Gaafow Maxamuud. Go’aanka wasiirrada ayaa imaanaya kadib markii madaxweynaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Afrika Oo Looga Dhawaaqayo Baasaboor dalalka Afrika Mideeya Waxaa Maanta Rwanda ka furmaya shir madaxeedka Afrika ee 27-aad, kaas oo xogga lagu saarayo xuquuqul insaanka, Dhibaatooyinka ka jira South Sudan, Somalia iyo Burundi, waxaana sidoo kale lagu daahfuri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Xireysa Mashaariicda fathullah Gülen ee Soomaaliya Wasiirrada xukuumadda federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in 7 maalmood gudahood lagu xero Mashaariicda fathullah gülen ee Soomaaliya. Ninkan oo Mucaarad ku ah madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa dhowr…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Sabab Oo Shacabka Soomaaliyeed U Jecel Yihiin Madaxweynaha Turkiga Erdogan Soomaaliya sida Turkiga oo kale, xalay ilaa maanta waxaa laga dareemayaa afgambiga dhicisoobey ee lagu sameeyay Madaxweyne Erdogan, dadka waxaa ay ku dhafreen shaashadaha Telefishinnada si ay ula socdaan wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 84 Qof Oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Nice, Farance Ugu yaraan 84 qof ayaa ku dhimatay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo dad ku jiiray magaalada Nice ee dalka Fanasiiska. Dadka qaar waxaa ay u carareen dhanka badda…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog FM: 4 Sano Oo Shaqo Xowli Ah Iyo Horumar Hor Leh Raadiyaha Goobjoog waxaa uu u dabaaldegay sanad guuradii 4-aad markii ugu horeysay ee dadweynaha Soomaaliyeed ay maqleeen “Halkani waa Goobjoog FM”. 4 sano kadib, Goobjoog waxaa ay hawada soo gelineysaa…
8 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii June 2016-ka Waa Mar kale iyo diwaanka dadka ku waxyeeloobay Soomaaliya bishii tagtay, Goobjoog News ayaa diiwaangalisay Dambiyada iyo Shilalka ka dhacay dalka bishii June 2016-ka intii aan haleelney. Dadka la diley…