1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Kenya Oo Laayey Caruur Isku Qoys Ah Wararka ka imaanaya tuulada Ilaalo ayaa sheegaya in goordhaw ay diyaaradaha dagaalka Kenya duqeyn ku dileen afar caruur ah oo isku qoys ah. Wararka waxaa aintaa ku darayaan in diyaaradahaasi…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Qaxootiga Adduunka & Dhibaatooyinka Qaxootiga Soomaalida Maanta waa maalinta qaxootiga adduunka, Sanadkan hadalhaynta maanlinta qaxootiga adduunka waa: Waxaan garab taagannahay qaxootiga, waxaa ay UNHCR sheegeysaa in ay hubin doonaan, in cunug kasta oo qaxooti ah uu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhakhtar Ay Noloshiisa Ku Tiirsan Tahay Ka Ganacsiga Xarko Iyo Alwaaxyo Qurba joogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya ayaa mashaariic kala duwan dalka ka hirgaliyey kuwaas oo badankood aan dalka horay loogu arag. Talaabooyinka ganacsi ee qurba joogtu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Mid Ka Mid Ah Sanduuqyada Madow Ee Diyaaraddii Qaraxday Oo L a Helay Doonida Lethbridge John oo u kireysneed dalka Masar ayaa la sheegayaa in ay heshay mid ka mid ah saduuqyadii madoobaa ee diyaaraddii qaraxday ee Air Egypt. Qalabkan la helay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Information ay ka tahay in aad ka tirto Facebook Dadka waxaa ay inta Facebook ka buuxiyaan Macluumaad badan oo iyaga ku saabsan, mana oga arrinkaas in nafsadooda ay Qatar ku noqon karto. Dadka waxaa ay Profilkooda ku qoraan dhamaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch: Ciidanka Itoobiya 400 Oo Qof In Ka Badan Ayey Ka Dileen Qowmiyadda Oromada Hey’adda qaramada midoobey u qaabilsan xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay sheegeysaa in dowladda Itoobiya ay ka dishay in ka badan 400 oo qof qowmiyadda Oromada. Human…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Carruurta Afrika Iyo Dhibaatooyinka Heysta Qaaradda Afrika, waxaa maanta looga dabaaldegayaa Maalinta Carruurta Afrika, astaanta sanadkan 2016ka waa sida loo ilaalin karo xuquuqda carruurta xilliyada dagaalka iyo laalonka ay ka jiraan Afrika. Afrika waa qaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Global Somali Diaspora Oo Dhaleeceeyay Donald Trump, Kuna Casuumay Kulan Ay Ku Tusayaan Dadnimada Iyo Kartida Soomaalida Global Somali Diaspora ayaa si kulul u cambaareeyay hadallada Donald Trump ee ku aadanaa Soomaalida Mareykanka, darbiga uu sheegay in uu ka dhisayo inta u dhaxeysa Mareykanka iyo Mexico, dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hillary Clinton: Soomaalida Minneapolis Waa Dad U Hoggaansan Xeerarka, Kana Qabta Caruurtooda In Ay Noqdaan Dad Mayal Adag Hillary Clinton oo ah haweeneyda lagu wado in sanadkan u tartanto doorashada Mareykanka ayaa Soomaalida ku nool Minneapolis ka difaacday hadalladii xumaa ee Donald Trump, iyadoo si kulul ula hadashay Trump iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Ruushka Oo Laga Saaray Euro 2016, Lana Ganaaxay Guddiga anshaxa Uefa ayaa dalka Ruushka ka saaray ciyaaraha Euro 2016 ee ka socda dalka faransiiska kadib markii taageerayaasha xulkooda qaranka kubadda cagta ay qalalaaso geysteen. Uefa ayaa sidoo kale…