Sheeko:War Waxaa Maalmahan socday in Djabuti lagu qabtay markabka MV-Liberty oo laga lahaa Kenya isla markaana siday Gargaar Bini aadannimo. Hey’adda markabka u rarnaa oo lagu magacaabo Islamic Charity Foundation ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Right watch Oo Ka Digtay In Si Xun Loola Dhaqmo Adeegtada Soomaalida Ee Loo Dirayo Sacuudiga Hey’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Right watch ayaa ka digtay In Si Xun Loola Dhaqmo Adeegtada Soomaalida Ee Loo Dirayo Sacuudiga. Arrintan ayaa ku soo beegantay heshiis dhexmaray Sacuudiga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Soomaali badan oo Qaxootiga Reer Minnesota Ah Waxay Isku Dayeen Ku Biirista Daacish Donald Trump oo ah ninka lagu wado in sanadkan u tartamo madaxtinimada dalka Mareykanka oo Isniintii ka hadlay dilkii Florida ka dhacay ayaa weeraray diinta Islaamka isagoo soo qaaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Sh/Dhexe: AlShabaab Odoyaal Ayey Ka Kaxeysteen Deegaanka Gamboole Lataliyaha Gudomiyaha Sh/dhexe Cali Cusmaan Ciideed ayaa sheegay in 10 ka mid ah Odoyaasha gobolka ay Alshabaab ka xeeysteen deegaanka Gamboole. Cali Cusmaan Ciideed oo la hadlay Goobjoog News waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In Amaanka Gobolka Uu Gacantooda ku Jiro Maamulka Gobolka Hiraan ayaa sheegay in Degaano badan oo Gobolkaas ah laga saaray dagaalyanada Al Shabaab isla markaana uu gacanta ku jiro dhamaan ammaanka gobolka. Guddoomiye ku xigeenka Ammaanka Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Dharka Dowladda Ku Labisan Oo Rayid Xabadeeyay 3 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay kadib markii dabley ku hubeysan dharka dowladda Soomaaliya ay rasaas ku furay gaari u soo socday dhanka magaalada Muqdisho sida ay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Kenya Ka Heshay Balan-Qaad Ah In Qaxootiga Aan Loo Celin Doonin Si Qasab Ah Madaxa hay’adda qaxootiga adduunka Filippo Grandi ayaa markii ugu horeysay booqasho ku tagey xeryahaha qaxootiga ee Dhadhabaab tan iyo markii dowladda Kenya ay ku dhawaqday inay xireyso xeryahaas. Filippo Grandi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UN Monitoring Group: Mr. Xassan Khayre Wax Xiriir Ah Lama Laha Kooxaha Mayalka Adag Kooxda dabagalka cunaqabateynta hubka ee Eritrea iyo Soomaaliya (UN monitoring group) ayaa ku sheegay warqad ay heshay Goobjoog News isla markaana loo diray dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey in agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Mishaar U Raadsatay Gacanka Carabta Ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya AMISOM ayaa taageero lacageed u raadsaday dalalka gacanka carabta kadib markii midowga Yurub uu goostay lacag sanadkii dhan ilaa $200 million oo noqoneysa…
3 daqiiqo Maalinta La dagaalanka Carruurta Lagu Shaqeeysto Iyo Dhibaatooyinka Heysta Caruurta Soomaaliyeed Maanta waxaa dunida laga xusayaa Maalinta la dagaalanka carruurta lagu shaqeeysto, waa Maalin caalami ah laakin Micno weyn u sameyneysa umadda Soomaaliyeed waayo dadka Soomaalida waxaa ay kaalimaha hore uga…