1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Dowladda Oo Gaaray Baladweyn Si Macaawino U Qeybiyaan Wasiirrada arrimaha gudaha Cabdirixhman Maxamed Xuseen iyo amniga gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan. Wasiirka arrimaha gudaha Cabdirixhman Maxamed Xuseen Odowaa oo saxaafadda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka iyo Somaliland Oo Ku Wada Hadlaya Turkiga Wada hadalladii Dowladda Federaalka iyo Somaliland ayaa maanta dib uga furmaya dalka Turkiga, halkaasoo ay uga qeyb galayaan dhinacyo kala matalaya Dowladda federaalka iyo maamulka Somaliland. Dawladdaha Turkiga, Imaaraadka Carabta, Kuwayt…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Qoryooley labo qof ayaa dhimatay labo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax bam oo maanta lagu weeraray ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa degmada Qoryooleey. Wararka ka imaanaya degmadaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Oo Sheegay In Caruurta Oo La Kala Fogeeyo Ay Tahay Shaqada Dadka aan Muslimiinta Aheyn. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in waxa loo yaqaano family planning ama caruurta oo la kala fogeeyo ay tahay shaqada dadka aan Muslimiinta aheyn. Madaxweynaha Turkiga oo maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Wadday Dooni Dad Tahriib ِAh Ay Ku Dhinteen Oo La Xiray Booliiska Talyaaniga ayaa xiray 2 qof oo looga shakisan yahay in ay naaquude ka haayeen Dooni ku quustay Strait of Sicily, Doonta waxaa ku dhintay 45 qof oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Caruurta Dhibka Badan yaraanta, Waa Dadka Guuleysta Marka ay Weynaadaan Daraasad ay sameeyeen culimo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu ogaaday in caruurta madaxa adag, oo dhibka badan marka ay yar yihiin ay ka fiican yihiin, kana guuleysi badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Turkiga Albaabka Kama Xiran Doono Qof Dhibaateysan Istanbul waxaa maanta ka furmay shir Banii’aadamnimo kii ugu horeeyay, waxaa ka qeybgalay ilaa 50 hogaamiye oo ka tirsan wadamada ku jira qaramada Midoobey. Hogaamiyeyaasha maanta shirka ka qeybgalay waxaa…
4 daqiiqo Xildhibaannada Federaalka Iyo Axsaabta Dalka Oo Ku Kala Qeybsamay Dekeretada Xasan Sheekh Ee Doorashada 2016-ka Go’aanka Madaxweyne Xasan Sheekh uu Dekereto ku meel mariyay habka doorashada 2016-ka, waxaa ku kala qeybsamay baarlamaanka federaalka iyo Axsaabta dalk, Laakin waxaa taageeray go’aankaas Beesha Caalamka. Goobjoog News waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Qof Oo Gaajo Iyo Dagaallo Ugu Dhintay B/weyne Wararka naga soo gaaraya Xarunta Hiiraan ee Baladweyne ayaa sheegaya in ilaa 15 qof ay gaajo ugu dhinteen 24-kii saac ee la soo dhaafay gudaha magaaladaasi. Wararka waxaa ay intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Magacaabay Madaxa Howgalkooda Ee Soomaaliya Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in Ambassador Yamamoto uu noqonayo Madaxa Howgalkooda Soomaaliya isagoo lagu badalay Ambassador Kaeuper oo isna shaqada soo galay dhamaadkii sanadkii hore. Yamamoto waxaa uu…